War-Saxafadeed:Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Xilal Cusub Magacaabay iyo dareenka dadwaynaha

0
Thursday March 28, 2013 - 19:05:01 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1256
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War-Saxafadeed:Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Xilal Cusub Magacaabay iyo dareenka dadwaynaha

    Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng, Faysal Cali Waraabe

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng, Faysal Cali Waraabe

War-Saxafadeed:Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Xilal Cusub Magacaabay iyo dareenka dadwaynaha

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

REPUBLIC OF SOMALILAND

Xisbiga Cadaaladda Iyo DaryeelkaUCID

UCIDParty

Justice and Welfare Party

Ref/UCID/891/2013 Date: 27/03/2013

Ujeedo: Xil-Magacaabis

Codsi ka yimi Taageerayaasha Xisbiga UCID ee Dalalka Australiya iyo Kenya oo soo jeediyay in labadan Xubnood ee hoos ku qoran in loo Magacaabo mid kasta in uu Gudoomiye u noqdo Taageerayaasha Xisbiga ee Dalka uu Matalo, si ay markaasi ka dib ay iyana u soo dhisaan dhismaha xisbiga Ucid ee Dalalkaasi loo magacaabay.

Isla markaana wada tashi balaadhan oo ay ka yeesheen soo jeedintaasi Guddoomiyaha Xisbiga,Musharaxa Madaxweynahaiyo Xoghayaha Guud ee Xisbiga Ucid, waxa ay isku raaceen in loo magacaabo labadan mas’uul xilalkan soo socda:

1. Mustafe Ahmed Ali Sheikh Osman Nur waxa uu noqonayaa Gudddoomiyaha Xisbiga Ucid ee dalka Australia.

2. Ahmed Bashiir Mohamed Abdirahman waxa uu noqonayaa Guddoomiyaha Xisbiga Ucid ee dalka Kenya.

ALLA MAHAD LEH

Xafiiska war-qabad Hargeysa/Somalilnd




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured