Sharciga Xirsi Qaban Waayey Ma Golaha Toosinta & Hurdada ka Toosada Ayuu Qabanyaa..

0
Wednesday July 24, 2013 - 19:31:16 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1244
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sharciga Xirsi Qaban Waayey Ma Golaha Toosinta & Hurdada ka Toosada Ayuu Qabanyaa..

    weligeed lama arag wasiirka madaxtooyada oo isagu wata waftigii kasta, aan sii cadeeyo Ciidanka fiqi fuliye lagu qarameeyey

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

weligeed lama arag wasiirka madaxtooyada oo isagu wata waftigii kasta, aan sii cadeeyo Ciidanka fiqi fuliye lagu qarameeyey waxaan jecelahay inaan manta waxyar idhaahdo golaha cusub ee siyaasiyiinta rug cadaaga ahi ka ga dhawaaqeen magaalada hargaysa , iyagoo ay ii muuqatay odayaal gobolo ka duwan & Xukuumada oo naqdiyaaya golahaas, & taageero xoogan oo y dadyow ree soomliland ah I ku taageerayaan golahaas , waxaa kale oo soo baxaysay dunuunuc badan oo bulshada ku dhex wareegaya, markaan arrintaas waxay naftadu I tustay inaan wax ka idhaahdo, waxaan ku horaynayaa arrinta aynu caadaysanay ee la yiraahdo wixii aan la doonayn sharciga kuma jirto ee kazoo baxday xukuumad kasta oo aan iyadu wax sharci ah


ku dhaqmin, sharcigu wuxuu sharci noqonayaa marka la qiimeeyo ee siduu yahay loogu dhaqmo, waxaan tusaale u soo qaadanayaa ninkan loogu hadal haynta badan yahay wadanka muxuu ugu magacaaban yahay, miyaanuu ahayn wasiirka madaxtooyada, waxa uu hawl-galkiisu yahay arrimaha madaxtooyada & qaab ka shaqaysiinteeda, wasaaradiisu kama jirto xitaa gobolada kale ee dalka, weligeed lama arag wasiirka madaxtooyada oo isagu wata waftigii kasta, aan sii cadeeyo Ciidanka fiqi fuliye lagu qarameeyey, yaa waftiga wadan lahaa wasiirka arrimaha gudaha warancade, yaa watay Xirsi , waxaanan ilaawayn gaadhi lagaa soo jeedaayo meesha.dab damis ahaa oo lagu wareejinaayey Haamaha Berbera, waxaa joogay meesha Wasiirkii ganacsiga ee wax lagu wareejinaayey, waxaa joogay mareeyihii haamaha , waxa joogey Gudoomiyexigeenka Baarlamaanka, waxaa gudoomay gaadhigii Xirsi oo aanay cadayn sababta, Daa inuu gudoomee , inuu meeshaba yimaado aanay meesha ku jirin, waa yaabka yaabkiiye, waxaad arkayseen qaadhaamada ay dawladu ugu deeqaso wadooyinka dalka laga wado, dhamaan xirsi baa bixinaayey,Waxaad arkayseen inuu Madaxweynaha oo fadhiya oo la hadlaayo dadkii Madax u ahaa uu gabay iska qabsaday uu u hadlaayo inuu yahay nin Ciil qaba oo aargoosanayaa, waxay dadku filayeen inuu halkaa madaweynuhu degreeto ku soo saaro uu ku leeyahay (daydayo hadaan kuu fasaxay Debed wareegiiye) sidii ay yeeli jireen Madaxdii ka horaysay siilaanyo. Waabuu qoslay wasiirkii kalena Waabuu ku faaniyey gabayga uu tiriyey. Waxaa iyana wax laga xishooda ah Afar wasiir oo isku reer ah iyagu dawladii uun faaninaaya , duulista hawada, madaxtooyada, Ciyaaraha, & Macdanta iyo biyaha, Tii hore waxaaba u hadli jiray ina sulub oo aanay isku hayb ahayn madaxweynaha, miyey waayeen mid ay kiraystaan xitaa, Madaxweynuhu tiraba dhawr jeer oo sameeyey magacaabis & Eryid, marnaba kumay jirin wax reerkaasi ahi waxan filaaya inay wadankii qabasadeen Casaabad isku qoys ah ooy dawladnimada kala weyn tahay reernimadu, kaaga sii darane waa qoys aad u abaal daran horaa loo yidhi (Abaalkaa gadaan habar jeclooy Arrab sidiisiiye)



Waxaa mawduucan ku leeyahay Sharcigu intaanuu qaban Golaha Waa inuu qabtaa Xirsi & inta la nooc ah ee u fahan tahay inay waxay doonayaan samayn karaan dadkana ay jihayn karaan oo ay halka ay farta ugu fiiqaan ay marayaan uun , waana feker qaldan, waxaad ogaan doontaa marka ay hortaada isasoo tubaan ee lagu yidhaahdo ka soo bax, daa gole waxaa samaysmaaya mudaharaado aan kala go, lahayn ilaa
Jilbadhige Macalin jawaan


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured