Howlihii Garoonka Diyaaraha Ee Muqdisho Oo Hakaday Ku Yimi!

0
Thursday March 28, 2013 - 18:59:18 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1360
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Howlihii Garoonka Diyaaraha Ee Muqdisho Oo Hakaday Ku Yimi!

    Muqdisho(xoreebnews.com)_Waxaa hakad uu ku jira howlihii garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho sida ay sheegayaan dad haatan ku sugan garoonka diyaaraha ee Adan cade.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muqdisho(xoreebnews.com)_Waxaa hakad uu ku jira howlihii garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho sida ay sheegayaan dad haatan ku sugan garoonka diyaaraha ee Adan cade.

Howlihii Garoonka Diyaaraha Ee Muqdisho Oo Hakaday Ku Yimi!

adan cade21.jpg

Muqdisho(xoreebnews.com)_Waxaa hakad uu ku jira howlihii garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho sida ay sheegayaan dad haatan ku sugan garoonka diyaaraha ee Adan cade.



Arintaan ayaa waxay ka danbaysay kadib markii laga war helay in mid ka mid ah gawaarida ay leedahay Shirkada SKA ee maamusha garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ay ku xirantahay Miino.

Wararka ayaa sheegaya in ay haatan socdaan baaritaano balaaran oo ay wadaan ciidamada AMISOM oo ay ku doonayaan in ay kjaga hortagaan qaraxaan.

Sidoo kale waxaa garoonka laga saaray dhamaanba dadweynihii waxaana la joojiyay dhamaanba dhaq dhaqaaqii Garoobnka Diyaaraha ee magaalada Muqdisho.

Xogreebnews.com



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured