(SIR)CEEBTII, CADAALAD XUMADII XUKUUMADA SIILAANYO OO SOO IFBAXDEY IYO SIR AAN KA HELEY KII SAMEEYEY

0
Thursday March 28, 2013 - 18:54:04 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1643
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    (SIR)CEEBTII, CADAALAD XUMADII XUKUUMADA SIILAANYO OO SOO IFBAXDEY IYO SIR AAN KA HELEY KII SAMEEYEY

    xogreebnews.com Shaqadii Qaranka soomaliland waxa ay hada noqotey LAJIIFIYAANA BANAAN LATOOSIYAANA BANAAN Akhriste maqaaladeydu waa tusmayn, idiin noqoneysa talaal waa toobiye ufuran muwaadinkasta oo reer soomaliland ahi inuu soo bandhigo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

xogreebnews.com Shaqadii Qaranka soomaliland waxa ay hada noqotey LAJIIFIYAANA BANAAN LATOOSIYAANA BANAAN Akhriste maqaaladeydu waa tusmayn, idiin noqoneysa talaal waa toobiye ufuran muwaadinkasta oo reer soomaliland ahi inuu soo bandhigo dhitooyinka iyo aafa

(SIR)CEEBTII, CADAALAD XUMADII XUKUUMADA SIILAANYO OO SOO IFBAXDEY IYO SIR AAN KA HELEY KII SAMEEYEY

Shaqadii Qaranka soomaliland waxa ay hada noqotey

LAJIIFIYAANA BANAAN

LATOOSIYAANA BANAAN

Akhriste maqaaladeydu waa tusmayn, idiin noqoneysa talaal waa toobiye ufuran muwaadinkasta oo reer soomaliland ahi inuu soo bandhigo dhitooyinka iyo aafada ay wadaan daneystayaasha aan danta kalaheyn qarankan somaliland wax aanu ogney mooyee waanagu xaaraan wax aanjirin hadaanu soo bandhigno arintan aan soo bandhigayaa waa sir aansooheley soona xajiiyey akhriste oo aan u ahaa markhaati maalintii uu iisheegey runtiina iga yaabisey aanan islaheyna wey dhaceysaa hadaba aan u daadago ujeedada.

Maalintii shaley waxaa shaqada laga fadhiisiyey tvga qaranka wariye ruug cadaaya oo runtii wasaarada ku dheer iyo ku xigeenkiidii (maxamed xuseen cali iyo Axmed saxardiid) shaqadan saxaafada markuu bilaabey yarkan khadar gaas waxa uu ahaa caruurtii aan dhaafijirin qolqolka guryaa hortiisa balse waxa iga yaabisey waxa lagaga qaadey xilkoodii oo ah waftigii siilaanyo ee tagey abudabey oo halkii uu wariyihiisa gaarka ahi lahaa lagu badaley nin aan war soo gudbinkarin farsamana aan aqoon oo aan laheyn sifa faalaheedii , markii uu soo diri kariwaayey ay ku ceeb qarsadeen inay eryaan labadan wariye oo aan waxba dhiba geysan,hadii ay warwaayeen ma sida jinka ayey baalal yeeshaan , miyey qiiroodaan, mashaqaalahey hoolku shiriyaan mise ilaa abudabay ayey ulugeeyaan taasi waa maya qaladka dhuxul ayaa le. Dowladii Riyaale oo aan markhaati ka ahaa ninkaa Ruug cadaaga ah waxay ku eridey Xaaskaaga ayaa Kulmiye ah Maxamed xuseenow waa sanadii 2010 doorashadii kahor.Tana maanta waxa ay ku eridey warkiibuu dhuxul awood uu ku soodiro waayey .waa yaab dulmigan aan wadanka ka dhamaa neyn iyo xukuumadani waxa ay lasooobaxdey, sideynu wada ogsooney wasaarada warfaafinta waad lasocoteen inay kasocotey tacadiyadii uwaynaa maalmahan ugu dambeeyey oo warbaahintu waatii aad uga hadashey kuna noqon maayo halkaa.

Maareeyuhu markaa sow jaahil kama aha shaqadan uu hayo qofkastaa isagaa isku jawaabaaya , dulmiga cad ee ragaa lagu sameeyey maanta halkan waxaan idiinku cadeynayaa inaan soo heley hees kamida heeso wadaniya oo loosameeyey Madaxweynaa somaaliya Xasan sheekh oo waliba ay sameeyeen shaqaale kamida SLNTV tvga qaranka somaliland oo waliba lagu sameeyey qalabkii tvga SLNTV iyo Studio giisa oo la aadeegsadey ma sharcibaa tvga qaranka SLNTV inuu maanta sameeyo heeso wadaniya oo madaxweynaa amaanaya somaliya , goormuu tvga SLNTV noqdey mid agabkiisa iyo studio giisaba loogu shaqeeyo somaliya bal dadyahow eega xukuumadani waxa ay wado .

Heestan anigoo maalinta qiyaame la soo istaagaya waxa silama filaana iigu sheegey kii sameeyey oo ah nin ay Ilmaadeer yihiin Maareeyaha khadar cali gaas oo farsamo yaqaana lana yidhaahdoMaxamuud Xadhigle kana mida shaqaalaha SLNTV Londonwaxaanu afkiisa iiga sheegey inuu halkan kaga duubey , kuna sameeyey computerkaSLNTVkana qaadey lacag uu kuna shaqeysto .balse waxaa layaable kana sidaas ayuu sameeyey kuwaa aan dambi laheyna waa la eryey .

Layaabkan is weydiiyoo cida fasaxdey agabkii tvgaSLNTVgoortan loo fasaxey inay ka shaqeeyaan arimaa somaliya waxaa aad arkeysaa cadaalad darada soo ifbaxeysa oo aan isqarin , balse horaa looyidhi (Dameeri isku haleyn ayey hooyadeed dabada uga nuugtaa) .Marka uu filimkani dhamaado cadeyntii ninka sameeyey waa ka isku xayeysiinaya waxaanan idiin cadeynayaa studio xadhigle layidhaa london kuma yaal ee waakan SLNTV London Studio giisa iyo Agabkiisii ayuunbuu ninba magac ulabaxey oo 7 dii cisho maalin ayuu saacado leysku dhex wado wax aynaan garaneyn kashaqeeyaan maalinta mushaharka la keenana inta lagu qeybsadaa ninba meel kaboodaa markaa sow layaab maaha waxaan halkan hoos idiinkusoo gudbinayaa heestii ee ila daawada.maxaa nimankan ku haboon ama talaabadee kuwan maxaa loo eryi waayey waa yaab cadaalad daradan sii badatey,iyo sida leysaga indho tiraayo.

Albaabka qaranka2

6291507151_c60ec38cb4-1

Akhriste Saw hadaba xukuumadan ninkastoo meel heystaa siduu doono uma tagri falaayo oo isagu dulmiga iskama indha tiraayo ,waxaa dhamaantiinba idiin iftiintey dhaqankan xun iyo jaahilnimada heysata xukuumadan iyo howl wadeenadeeda waana mid inagu cusub ee maxaa laysaga indhatirayaa sow dhab maaha wixii maareeyaa lagu sheegaayey sow dhab maaha in ay dowladani isugu soo urureen dadkii ugu xumaa .maaha in aynu dhibaatooyinka ka indhaqarsano waa inaynu ka hadalnaa oo waliba cadeynaa cadaalad xumada wadanka ka socota heestan oo kaliya maaha ee waa dhowr heesood oo xataa qaar ay kamidyiin qaar ka sheekeynaaya midnimo in lasameeyo balse waxaan ku waa usoo qaadi waayey wali waxa maqan sawiro ay isku hagaajinayaa oo ay ina hargeysa ka dalbadeen siduu iisheegey xadhigle.Hadaba ninkana waxa uu galey dambi qaran oo weyn waxaana haboon in talaabo laga qaado sharciya balse ma filaayo taasi inay suurtoobeyso oo sharciga la marinaayo ee waa leyska indho tirayaa nin aan dambi laheyna waa la caydhinayaa ,hadaba arintan waxa kasii yaabadan anoo layaaban indhaweydba waxyaabaha xun ee uu ku dhaqmo khadar gaas ayaa waxaa ku cadaatey in uu shaqaalahaa ukala dhaweysto qabiil, waxaana kuu cadayneysa maxamed waa ruug cadaa oo booskani lagu badaley waa muhiim balse waa meel isdhex yaaca .hayeeshee maxamed xuseen meelkastoo lageeyaa waa shaqadiisii waana buuxin karaa oo taas shaki kuma jiro waanan ku hambalyeynayaa , laakiin wariye Axmed saxardiid hadaanu hab qabyaaladeysan iyo neceyb reerka uu yahey ah aanu ku eryin sow kuxigeen ugama dhigeen taasi waxa ay kuu cadeyneysaa inuu ninkaa shaqada kaga fadhiisey cida uu kasoo jeedo Axmed saxardiid .

Xukuumadani tan iyo laga soo bilaabo xiligii ay la wareegeen kulmiya wasaaradan warfaafinta iyo wacyigalinta madaxdii lakeeney ee badaley tii hore ee Riyaale waxay bilaabeen waxyaabo aan wasaarada udhaqan aheyn oo ay kamidyiin inay shaqaalaa soo kala dhaweystaan, ku abuuraan xumaan aan hore loo arkijirin ilaa qaar ka mida shaqaalaa looba fasaxey inay hub kudhex heystaan , waa arin aan wasaarsda hore uga dhicin ee bal waxaan leeyey asxaabteydii iyo wariyayaashii aanu wada shaqeynjirney ee ahaa howl wadeenadii aanu soo wada shaqeyney ee guud ahaanba wasaarada warfaafinta , waa la arkayaa dhibtan ee u samra inta xun ee leydiinkeeneyna xukuumadan ayey ucadeyn tahey rakaab xumadeeda yaan leydinka helin goldoloolo ee isu dulqaata .maareeyaa wixii hore loosheegeyna way ku cadaatey arinkan qabyaaladeysan xumaanahan ay bilaabeen iyo siyaasada xukuumadanina waa sidaan hore idiinku sheegoo waa (ABAAH QAS) ee aynu ka mideysnaano qaranimada iyo xidhiidhkii wacnaa ee bahda saxaafadu laheyd.

qormadeydana intaas ayaan ku soo koobayaa.

Qalinkii Libaan xaaji fagadhe

Qalinkii Libaan xaaji fagadhe xiigasho rasmi media

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

featured