Waraysi Shabakada Xogreebnews Kula Yeelatay Sheekh Maxamuud Cali Raage Ayuu Ku Xaqiijiyay in Kis kisii Lagu Dhameeyey Xabsiga Dhexdiisa Waxaanu Sheegay In Sadex Sanno Lagu Xukumay Oo Loo Sheegay.

0
Thursday March 28, 2013 - 12:48:58 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1285
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waraysi Shabakada Xogreebnews Kula Yeelatay Sheekh Maxamuud Cali Raage Ayuu Ku Xaqiijiyay in Kis kisii Lagu Dhameeyey Xabsiga Dhexdiisa Waxaanu Sheegay In Sadex Sanno Lagu Xukumay Oo Loo Sheegay.

    Hargeysa(Xogreebnews)-sheekh maxamuud raage oo ka mid ah culimada reer somaliland oo mudooyinkii ugu danbeeyey xabsiga ku xidhnaa ayaa saaka wariyayaal ka tirsan shabakada wararka ee xogreebnews ku booqdeen xabsiag dhexe ee magaalada Hargeysa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(Xogreebnews)-sheekh maxamuud raage oo ka mid ah culimada reer somaliland oo mudooyinkii ugu danbeeyey xabsiga ku xidhnaa ayaa saaka wariyayaal ka tirsan shabakada wararka ee xogreebnews ku booqdeen xabsiag dhexe ee magaalada Hargeysa.

Hargeysa(Xogreebnews)-sheekh maxamuud raage oo ka mid ah culimada reer somaliland oo mudooyinkii ugu danbeeyey xabsiga ku xidhnaa ayaa saaka wariyayaal ka tirsan shabakada wararka ee xogreebnews ku booqdeen xabsiag dhexe ee magaalada Hargeysa.

Sheekha ayaa wariyayaasha u sheegay in kis kisii ay xukuumadu ku dhamaysay xabsiga dhexdiisa isaga oo tilaamay in uusan helin garsoor cadaalad ah oo si xaqa ah u baadha kis kiisa, sheekh maxamuud ayaa waxa uu ahaa wadaada sida weyn uga soo hor jeeda in dalka lag xukumo nidaamka dimuqoraadiyada isla markaana wuxuu aad u dhaliili jiray xukuumada siilaanyo oo uu ku tilmaamo inay tahay xukuumada aa dhinacna u socon balse ku heegan oo kaliya boobka hantida umada.

Hadaba hadaladii sheekha waxaa ka mid ahaa”in ninka cusmaan la yidhaa wuxuu iigu yimid saldhiga dhexdiisa waxaanu igu yidhi sadex sanno oo xadhig ah ayaanu kugu xukunay eesidaasi u ogow”

Sheeka ayaa sheegay in uu ka codsaday in laga bedelo garsoorahan kis kiisa qaadaya balse waa laga diiday”

Waxa kale oo uu sheekhu intaasi ku daray in uu xaq u leehay dhaliisha waxa uu u arko in dalka laga qaloocinaayo,sheekha ayaa tilmaamay in shacabka uu sheegayo in cadaaladii dalku meel xun marayso isaga oo sheegay in la arkay iyada oo dadka qaar lagu dhex xukumo xabsiyada somaliland.

Xafiiska war qabadka xogreebnews

Hargeysa/Somaliland




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured