anaga oo ah dhaliyarada wax Garadka degmada Tog wajaale waxaan hambalyo udirayaa Garaadka cusub ee beelaha sacad muuse Garaad mustafe sheekh

0
Monday July 15, 2013 - 08:43:25 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1175
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    anaga oo ah dhaliyarada wax Garadka degmada Tog wajaale waxaan hambalyo udirayaa Garaadka cusub ee beelaha sacad muuse Garaad mustafe sheekh

    abiibakar xuseen oo caleemo saarkiisu kadhici doono degmada Togwajaale bisha 8 aad waxaan soo dhawaynayaa islamarkaan hambalyo udiraynaa Garaadka cusub

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

abiibakar xuseen oo caleemo saarkiisu kadhici doono degmada Togwajaale bisha 8 aad waxaan soo dhawaynayaa islamarkaan hambalyo udiraynaa Garaadka cusub
abiibakar xuseen oo caleemo saarkiisu kadhici doono degmada Togwajaale bisha 8 aad waxaan soo dhawaynayaa islamarkaan hambalyo udiraynaa Garaadka cusub ee kusoo biiray madax dhaqameed yada soomaliland aanaga oo u aragna in belaha facawayn ee sacad muuse inuu kusoo kordhin doono hanaan cusub oo lajaan qaadaya casriga islamarkaana fulin doona istaraatiijiyada beelaha sacad muuse kana qayb qaadan doona shirkasta madalkasta oo beelaha sacad muuse dani uugu jirto isaga oo aan cidna udabafadhiyin islamarkaana ku go,aan qaadan doona ilaalinta qaranimada somaliland sinaanshaha xuuquudooda dhalinyada baaqan taageerada soo qortay oo ay magacyadoodi kalayihiin
1 Axmed samriye
2 Maxamed cabdilaahi maxamed
3 Maxamed xasan bookh
4 Maxamed axmed cabdi
5 Caaqil maxamed xasan xaaji samater caantaynle
6 Caaqil xaashi xuseen qayaad
7 Caaqil cismaan cabdilaahi iimaan
8 Ismaaciil creey taani
9 Suldaan cabdirashiid biixi cali jaa,is
10 maxamed cabdilaahi Qombor



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured