Wasiirka Duulista Daadaal-kiisa Ayaay Ku Timi Hawada Somaliland,

0
Friday July 12, 2013 - 22:16:11 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1270
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Duulista Daadaal-kiisa Ayaay Ku Timi Hawada Somaliland,

    Waxay ahayd dhowaan markay Somaliland ka maamnucday hawadeeda in ay maran duuradaha iskaga goosha marinka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxay ahayd dhowaan markay Somaliland ka maamnucday hawadeeda in ay maran duuradaha iskaga goosha marinka

Waxay ahayd dhowaan markay Somaliland ka maamnucday hawadeeda in ay maran duuradaha iskaga goosha marinka

Hawada somaliya iyo Somaliland,

Waxanu wasiirka maxamud xaashi talabadasi u ku talaabadasi ay yabiisay dhamaanba haya”daha qaramada midoobay iyo waliba cid kasto cadow ku ahaayd Somaliland.

Waxanay ogaadeen in anay Somaliland ka wabaneen go”aan keedaassidaas oo ay tahay waxa hada la ansaxiiyay in ay wadaa maamuusho Somaliland gabi ahaanba dhulka la isku odhaan jiray somaliya,

Waxaa kale oo mihiim ah in aynu xusno hadalkii wasiirka

“ xuuumadda somaliland marnaba ma aqbali karto go’aankaas umana hogaansamayso hawadayadana Soomaaliya lagama maamuli karo ee anaga ayaa maamulaynayna”

“Waa inay beesha caalamka iyo Somaaliyaba garwaaqsataa xaqiiqadda hadii ay indhaha ka laliyaan dhibaatadii soo martay uunbaa kordhaya hawaduna muran uma baahna waa meel xasaasi ah”ayuu raaciyey hadalkiisa

Mar uu ka hadlayey go’aan uu ka qaateen duulimaadyada Qaramadda midoobay waxa u yidhi “waxaanu wasaarad ahaan iyo xukuumada ahaan si ku meel-gaadha ah u hakinay dhamaan duulimaadyada Qaramada midoobay ee Somaliland ku yimaadaan, waayo arintan iyaga xumeeyey oo gacanta ku hayey oo iyaga dhex noo ahaa, shanta bisha todobaad hawshii ay naga caawin jireen ee hagidda diyaaradaha anaga la wareegayna oo awoodeedda ayaanu leenahay

Waxaa jirta wasiirku in uu xusay in ay ka maarmi karaan ciid walba oo an sharci kula dhaqmay dalka Somaliland ,

Waxaana jirta markii dhowaan ay shir iskuugu yimaadeen Istanbul,shir ay kasoo bexeen laba qodob,

Oo kala ah in hawada soomaliya maamuusho somaliland,

Qodobkaas ayaa ah mid guul u ah Somaliland

Waxaana guushaas iska leh wasiirka duulista

Qalinkii cabdi khaddar bashiir




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured