Togwajaale Wakhti Xaadirka Waayaha Kajira Duruufaha ku Xeeran Maamul Xumada Soo Wajahday Musuqmaasuqa Shaqaalaha Dawlada Hoose iyo Saamaynta Cabdi casiis Maxamed

0
Monday July 08, 2013 - 19:35:14 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1422
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Togwajaale Wakhti Xaadirka Waayaha Kajira Duruufaha ku Xeeran Maamul Xumada Soo Wajahday Musuqmaasuqa Shaqaalaha Dawlada Hoose iyo Saamaynta Cabdi casiis Maxamed

    Samaale FG Qaybtii 4aad maamulka tog wajaale oo kalsooni buuxda kahaysta wasiirka wasaarada maaliyada somaliland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Samaale FG Qaybtii 4aad maamulka tog wajaale oo kalsooni buuxda kahaysta wasiirka wasaarada maaliyada somaliland maamulka tog wajaale oo kalsooni buuxda kahaysta wasiirka wasaarada maaliyada somaliland
markii uu ogaaday in labadalayo wuxuu bilaabay inuu sameeyo shabakad isku xidhan oo kaariyo ah islamarkaana kakooban 70 qof oo laga ururiyey min 2000 kun oo bir waxaana lagu sheegay nimanka lacagta laga ururiyey inay yihiin iskaashato uu shariciyeeye gudoomiyaha tog wajaale xaashi maxamuud cabdi waxaana loo sheegay haday lacataas bixiyaan inay fadhiga kucini doonaan kaarinimadaa ay kaqaybqaateen dasrteed iyadoo la adeegsanayo ciidanka booliska waxaa lagu qasbay ganacsatadii Ethiopianka ahayd ee wajaale alaabaha ka raranaysay inay bixiyaan lacago madax furasho ah oo layidhi waa lacago kaarinomo oo qasab ah oo lacagteeduna dhantahay in gaadhigii Ethiopia loo rarayo laga qaado

lacag dhan 3000 kun oo bir oo udhiganta 150 Dollarka maraykanka hadii kale laxidho arintaasi oo kasoo horjeeda nidaamka ganacsiga xortaa ee ay somaliland qaadatay maamulka tog wajaale oo kalsooni buuxda kahaysta wasiirka wasaarada maaliyada somaliland islamakaana ku haya jagada gudoomiyonimo xigtana ayihiin ayaa dhawr jeer oo cabashadiisa lagaadhsiiyey balse aan cidi waxka qaban inkasta oo wasiirka cusub ee wasaarada arimaha guduhu cali maxamed warancada sheegay inuu waxka qabandoono tabashada bulshada anaga oo ah dadka kudhaqan degmada tog wajaale waxaan wasiirka cusub ee wasaarada arimaha gudaha ku wargalinaynaa innuu maamulka hada waajale ka taliya wuxuu imika bilaabay iibsadada jidadka dhexmara tog wajaale iya oo qiimo ukala samaystay barandayaasha ay iibiyaan kanasiiya barandahan furan 600 oo Dollar baradaha xidhan ee marmarka la dhigana kasiiyaan 1000 kun doolar arintaasi oo dhawrjeer oohore ay kalahadleen gudiga mutadawiciinta ee horumarinta jidadka tog wajaale oo maamulka tog wajaale kulataliyey inay joojiyaan iibka jidadka balse aan dhag loo dhigin taasi oo sabab unoqotay inay joog sadaan mashaariicdii ay wadeen gudigahorumarinta jidadka Tog wajaale waxa kale oo dhibaato kahaysataa dadka reer Tog wajaale wado xumo kajirta xaga xaafadaha magaalada iyo dawladahoose oo gabtay inay ka qaadaan qashinka xaafadaha dhexdooda lagu gubayo waxa kale oo jirta in kawaanka xoolaha lagu gawraco uu yahay mid aad u cidhiidhiya islamarkaana aanay jirin qorshecad oo lagu maamulo kawaanka balse aad arkayso aaay farabadan oo dumarka hiliblayaashaa farabaas kuhaya islamarkaana dhibaato kahaysato weerarada aaydu kuhayso xoolaha a toga bartankiisa kuqalayaan oo mar walba aaydu ka boobaa

waxakale oo aad arkaysaa dhiigii iyo uuskii loogu talagalay in lagu shubo meelo gaara ayaad arkaysaa isaga oo intuu isbadalay dirxigu dhex sulaakhayo islamarkaana ay kadhalankaraan cuduro cabashana ay kamuujiyeen dadka jaarka la ah xero dhiigta wajaal
lasoco
waa Qallinkii Maxamed Cabdilaahi Qombor Tog Wajaale Soomaaliland



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured