Inta Tamarta Daraniyo Ubadkiyo Haweenkiyo

0
Sunday July 07, 2013 - 20:53:43 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1402
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Inta Tamarta Daraniyo Ubadkiyo Haweenkiyo

    Halbuur da’yar ayaa sameeyay hees uu maamuus uga dhigay marwada qaranka Somaliland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Halbuur da’yar ayaa sameeyay hees uu maamuus uga dhigay marwada qaranka Somaliland

Halbuur da’yar ayaasameeyay hees uu maamuus uga dhigaymarwada qaranka Somaliland halbuurkanoo ah wiil aad u da’yarsameeyayna heeso dhawr ah oo wadani ah iyo kuwo jacayl ah ayaa imika sameeyay hees ku sharfayo marwada qaranka Somaliland marwo aamina maxamuud jirde heestan oo uu sameeyay mubaarikmaxamed careef laxanka saaray cabdinaasir macalin caydiid codka macaan ay ku qaadayso fanaanada ubax fahmo waxaana heestan ereyadeeda ka mid ah

IntaTamarta DaraniyoUbadkiyo HaweenkiyoAgoontiyo Iyo MaatidaAdigaa UruriyooAbabiya DhalaankeeHooyo Edebta JeceleeyAaaminay AbaalkaaMa iloobi dooneeHa ku dhawro Alaheen

Ayaamihi AdkaayeeIridkasta lagaa xidhayAflagaadadii Iyowixii arin ku soo maray adigaa ilooboonxil ku aarsanaynaaminay amuurtaa waan ku ogsoonooha ku dhawro alaheen

HadaanLays InkirahaynIntaad Adigu JoogtayMaatidu Wax aragtee Iftiin Nuurka BixiyaayIntaad Hooyo NooshahayUbax Iyo CaleenbaanAaminay Ku SaarooKu iloobi Mayneeha ku dhawro alaheen

EreyadiiMubaarik Maxamed Careef

063-4104438




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured