SH C/CASIISOOW MA QABYAALADDII AYAA KAALA WAYNAATEY QURAANKII

0
Sunday July 07, 2013 - 17:46:05 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1267
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    SH C/CASIISOOW MA QABYAALADDII AYAA KAALA WAYNAATEY QURAANKII

    AYAA ABUURA QABYAALADDA? mar haddii aynu isla garaney qabiilku inuu yahay humaag, iyo in qabyaaladdu ay tahay caadifad dhalanteed ah, su´aashu

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

AYAA ABUURA QABYAALADDA? mar haddii aynu isla garaney qabiilku inuu yahay humaag, iyo in qabyaaladdu ay tahay caadifad dhalanteed ah, su´aashu 1YAA ABUURA QABYAALADDA? mar haddii aynu isla garaney qabiilku inuu yahay humaag, iyo in qabyaaladdu ay tahay caadifad dhalanteed ah, su´aashu waxa weeye, yaa abuura?, yaa adeegsada? maxaa lagu falaa? yey wax u tartaa qabyaaladdu? yey waxyeelo u gaysataa? yaa ku dhaqma?baadhitaan iyo u kuurgal lagu sameeyey in la ogaado kuwaay yihiin dadkaqabyaalada isticmaala ama abuura ayaa lagu ogaaday arimaha soo socda, kow; qabyaaladda caadifadeeda waxa abuura qofka aan lahayn aqoon, farsamo, karti, kalsooni iyo dadnimo


uu kaga qayb qaato tartanka nolosha, taasoo u sahlaysa inuu ku dhuunto humaagii dhalanteedka ahaa ee aynu soo sheegnay. si aad uxaqiiqsato qabyaaladda in ay abuuraan kuwa ka gaabiyeygeedi socodka nolosha ,waxaad aragtay nin culima ah oo marka uu masaajidka ku jiro dadka wanaaga iyo in qabyaaladdu xuntahay u sheega balse marka uu xil bulshada u qabto si xun u adeegsada sida wasiirka maaliyadda somaliland, dadka qabyaaladda sidaas u adeegsada waxa la yidhaahda LIITI WEAK TEMPER oo macneheedu yahay qof liita oo aan la´aanteed noolaan karin. kooxda labaad ee qabyaalada adeegsata ee ay wax u tartaa weeyi danaystayaash SELFISH soo minguuriya aragtidii ay doonayeen dadka liitaa iyagoo waliba buunbuuniyay beena ku daray dadkaasi waxay u badanyihiin inay doonayaan jago madaxtinimo ama hanti musuqmaasuq lagu helo,kooxda saddexaad ee kicisa caadifada indhaha la´ ee qabyaaladu waxa weeyi kuwa dambiyada geysta CRIMINALS oo markaa abuura jawi qabyaaladeed si aan loogu ciqaabin sharciga hortiisa wixii ay geysteenawgeed taasi waxay dambiilaha u saamaxaysaa in la difaaco oo uu dhalanteedka qabyaalada ku dhexdhuunto,ilaa imika waxaynu isla garanay dadka qabyaaladda huriyaa in ay yihiin saddex qof oo kala ah liite,daneyste iyo dambiile oo imika wixii ka dambeeya aynu u bixin doono dhagarqabayaal GUILTY maadaama saddexdooduba khiyaamo iyo been innagu hogaansadaan si ay danahooda u fushadaan, abwaankii caanka ahaa allaha u naxariistee maxamed xaash dhamac gaariye ayaa yidhi´ uf qabiilka anaa leh wuxuunbaa ku adeegta nin iskiisa awoodiisa isagoon cid ku tiirsan isku taagi karaynin una haysta ateero laga hoos galo eeda ayaantuu adyad geystoFG LA SOCO QAYBAHA DANBE BY MUSTAFA SH TOGWAJALE.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured