Waxaan Xaal Ka Siinayaa Faysal Cali Warabe Hadaladii Meel Kadhaca Ahaa Ee Ay Kula Duldhaceen Wasiir Xirsi Iyo Wasiirku Xeenka.

0
Saturday July 06, 2013 - 21:11:58 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1261
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waxaan Xaal Ka Siinayaa Faysal Cali Warabe Hadaladii Meel Kadhaca Ahaa Ee Ay Kula Duldhaceen Wasiir Xirsi Iyo Wasiirku Xeenka.

    Somaliland Ka Tacsiyadaynayo Arintii Beenta Ahayd Ee Uu Wasiir Xirsi Ku Sheegtay In Uu Yahay Mujaahid U Soo Halgamay Dalkan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Somaliland Ka Tacsiyadaynayo Arintii Beenta Ahayd Ee Uu Wasiir Xirsi Ku Sheegtay In Uu Yahay Mujaahid U Soo Halgamay Dalkan Anigoo Ah Aqoonyahan Jaamac Jiir Waxaan Xaal Buuxa Ka Siinayaa Faysal Hadalkii Qaawanaa Ee Ee Ay Kula Dul Dhaceen Wasiirka Madaxtooyada Iyo Wasiir Ku Xigeen Gaashaan-Dhiga ,Kaas Oo Ahaa Hadal Aan Meesha Qaban Kuna Wanaagsanayn Mid Lagu Weeraro Gudoomiyaha,Una Muuqday Mid Guul Wadayn Ah,Oo Sumcad Laga Doonayey Madaxwayne Silanyo ,Wasiirka Iyo Wasiirku Xigeenku Oo Labaduba Anay Taariikh U Lahayn Siyaasada Iyo Dalkan Jamhuuriyada Somaliland,Ayadoo Aan Shacabka Reer Somaliland Ka Tacsiyadaynayo Arintii Beenta Ahayd Ee Uu Wasiir Xirsi Ku Sheegtay In Uu Yahay Mujaahid U Soo Halgamay Dalkan,Aydoo Uu Dahabshiil


U Diray Hindiya Ka Dib Markii Xawalada Laga Shaqalaysiiyeyna Uu Wadi Kari Waayey Shaqadii Iyo Komoshinkii Maanta Tiibuu Kula Soo Dhex Dhacay Mansabkii Dawladnimada Oo Uu Ku Fashilmay ,Ayadoo Ay Taariikhdiisa Fiican U Gashay In Uu Gabadh U Xidho In Ay Cayday.

Dhinaca Kale Wasiir Ku Xigeenka Gaashaandhigu Waa Nin Qurbe Joog Ah Oo Yurub Ku Galay In Uu Yahay Dadka Laga Tirade Badanyahay,Oo Uu Waliba Ku Yidhi Faysal Waxa Uu Sitaa Basaboor Ajanabiya Miyaanuu Ogayn In Ay Xukuumada Silanyo Ay Wada Qurbe Joogtahay Oo Ay Wada Sitaan Basabooro Ajanabi Ah,Sidoo Kale Waxaan Taageerayaa Shirka Beesha Sacad Muuse Shirkooda Oo Aan Habalyo U Dirayo Oo Ay Xukuumadu Ka Dayso Carsha Carshaynta Ayadoo Cid Waliba Shirto Aan Anaguba Ku Shirnay Gar Adag.

Gabagabadii Waxaan U Sheegayaa Beesha Shira Oo Iska Ilaaliya Tashuushka Ay Soo Dirtay Xukuumadu.
Qalinkii:Aqoonyahan Jaamac Jiir.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured