WAR DEG DEG AH: WARAABE WIIL DA’YAR KU CUNAY DEGMADDA TOG WAJAALE

0
Thursday July 04, 2013 - 07:52:45 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1354
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    WAR DEG DEG AH: WARAABE WIIL DA’YAR KU CUNAY DEGMADDA TOG WAJAALE

    Hargeysa (xogreebnews.com) waxa manta waraabe ku cunay wiil dhalinyaro

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa (xogreebnews.com) waxa manta waraabe ku cunay wiil dhalinyaro WAR DEG DEG AH: WARAABE WIIL DA’YAR KU CUNAY DEGMADDA TOG WAJAALE

Hargeysa (xogreebnews.com) waxa manta waraabe ku cunay wiil dhalinyaro ah degmadda wajaale deegaanka jufa uurey gaar ahaa meesha loo yaqaano geed hadha
Waraabahan ayaa wiilka ku cunay galabta abaaro afartii iyo badhkii galabnimo wiilkan oo da’diisu ahayd 8 sanno jir laguna magacaabi jiray xamse mawliid cigaal
Sida uu ku soo waramayo wariyaha shabakada xogreebnews.com- ee deegaankaasi waraabaha ayaa goobta iskaga tagay kadib markii uu cunay wiilkii


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured