togwajaale wakhti xaadirka waayaha kajira duruufaha ku xeeran maamul xumada soo wajahday musuqmaasuqa shaqaalaha dawlada hoose iyo saamaynta cabdi casiis maxamed samaale FG

0
Wednesday July 03, 2013 - 17:35:08 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1364
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    togwajaale wakhti xaadirka waayaha kajira duruufaha ku xeeran maamul xumada soo wajahday musuqmaasuqa shaqaalaha dawlada hoose iyo saamaynta cabdi casiis maxamed samaale FG

    magaalada tog wajaale oo ah magaalo istaraatiji ah islamarkaana ah xarunta ganacsi ee ugu

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

magaalada tog wajaale oo ah magaalo istaraatiji ah islamarkaana ah xarunta ganacsi ee ugu magaalada tog wajaale oo ah magaalo istaraatiji ah islamarkaana ah xarunta ganacsi ee ugu wayn guud ahaan mandaqada geeska afrika iyada oo kulmisa dadyow kala duwan kala qoomiyad ah midwalbana waayahoogu ku lamaan yahay ayaa waxaa jirta maamulka magaalada tog wajaale gudoomiye xaashi maxamuud cabdi inuu ka gaabiyey shaqadii qaranku u , igmaday islamarkaana ayxidhan yihiin jidadkii magaalada oo uu ladhigay caratuul 2 laba bilood yaala ayna ku rogmadeen gadiidkii magaalada alaabta ka raranayey waxakale oo intaa dheer qashinkii oo magaalada meelwalba tuulan iyada oo lagu jiro wakhtigii xagaaga kana dhasheen dabab dhaliyey inay gubtaan qaybo kamida magaalada togwajaale tusaale ahaan kasoo horjeedka kastamka iyo bariga magaalada


dabkaas oo kadhashay qashinka iyo nadaafad xumada kajirta awgeed iyada oo aan jirin hayjiin shaqaysa waxakale oo indhahaagu qabanayaan gudaafadii oo toga lagu soo daadinayo iyo bulaacadihii huteelada oo lagu daadinayo toga bartankiisa dawlada hoose ee magaalada tog wajaale oo gabtay shaqadeedii balse ka, adag oo kaliya ururintanta lacagta casuuraha ganacsatada laga qaadayo waxaana meesha kabaxday adeegii ay bixin jirtay dawlada hoose iyada oo aanay anay jirin is qimayn islaxisaamtan maamulka magaalada tog wajaale oo xilka haya mudo 3 sadex sanadood oo aan lahayn qorshe cad oo horumarineed laguna dardargaliyo hanaan wanagsan oo hurumarineed cadaaladna bulshada ugu, adeega iyo dadwaynaha reer tog wajaale oo walaac ka muujiyey qashinka tuulan toga iyo bulaacadaha hudheelada e isbarkani inay keeni karto cuduro halis ah waxakale oo intaa dheer uguyaraan 500 aa ay oo xanuunsanayaa inay ku noolyihiin deengaanka aydaas oo ay kudhaceen xanuuno aan la garanayn oo fayris iyo bacteria ka murxiyey haragii iyagoo dheecaanku kada, ayo ayla isticmaalaan gidaarada iyo baabuurta hoostood waxakale oo jita in xaafdaha magaalada inaad moodo qaxootigii dulcad ee la,odhanjiray qubanta maamulka magaalada tog wajaale oo waqtigii lasoo magacaabay loo han waynaa balse kaliintii la,islaaha waykasoobixi buuxinkariwaaye noqdayna kuwo lagu hongoobay dantii guudna kaseexday arimahaa aan soo sheegnaywaxay ku tilmaamaysaa inaan dadka reer wajaale aanay helin xuquuqdii aykulahaayeen oo kamid thay caafimaadka biyo la,aanta iyo ceel la,aanta kajirtawaxay ku hongoobeen islamarkaana faramadhan ka taaganyihiin balanqaadkii xukuumada axmed maxamed maxamuud siilaayo oo dhalan habaabis udhigtay dadka reer tog wajaale soomaalidu waxay ku maahmaahdaa adhi daasad loo tumo kama ilbaxo lasoco waa Qaybtii 1 aad

waa Qallinkii Maxamed Cabdilaahi Qombor Tog Wajaale Soomaaliland



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured