Waxaan Ugu Baaqayaa Dadka Xoriyatul Qawlka U Dooda Iyo Deeq Bixiyaasha Inay Fara Gelin Toosa Ku Soo Sameeyaan Arintaan, dadweynaha Somaliland-na waxaan ugu baaqayaa inay ka mudaharaadaan “Xoghayaha Solja Maxamed Rashiid”

0
Wednesday July 03, 2013 - 16:37:06 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1228
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waxaan Ugu Baaqayaa Dadka Xoriyatul Qawlka U Dooda Iyo Deeq Bixiyaasha Inay Fara Gelin Toosa Ku Soo Sameeyaan Arintaan, dadweynaha Somaliland-na waxaan ugu baaqayaa inay ka mudaharaadaan “Xoghayaha Solja Maxamed Rashiid”

    Hargeysa(xogreebnews.com-ururka suxufiiyinta Somaliland ee Solja ayaa canbaareyey xukunka lagu riday masuuliyinta wargeyska Hubaal.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(xogreebnews.com-ururka suxufiiyinta Somaliland ee Solja ayaa canbaareyey xukunka lagu riday masuuliyinta wargeyska Hubaal. Xoghaya guud ee ururka suxufiyiinta Somaliland ee Solja Maxamed Rashiid oo xarunta HTML cleanup (remove styles)maxkamada kula hadlay warbaahinta ayaa waxa uu sheegay in ururka suxufiyinta Somaliland ay canbaaraynayaan xadhiga lagu xukumay masuuliyiinta wargeyska Hubaal waxaana hadaladiisi ka mid ahaa ? waxaanu aad u canbaaraynaynaa oo aanu ka soo hor jeednaa xukunka cadaala darada ah ee lagu qaaday wargeyska Hubaal oo maalintii labaatanaad xidhan iyo tafatirihii iyo


maareeyihii oo lagu xukumay laba sano iyo hal sano, kuwaas oo lagu qaaday xeerka ciqaabta oo aan ahayn xeer madaniya?

Xoghaya ururka suxufiyiinta Somaliland ee Solja oo hadalkiisi sii wata ayaa intaas raaciyey ?Suxufiyiintu waxay xaq u leeyihiin in lagu qaado xeerka madaniga ah iyo xeerka saxaafada Somaliland ee dalka u yaala,maaha macquul in la yidhaa wargeys ayaa labaatan cisho xidhnaanaya,dadkii laayeyna way maqan yihiin.?

Ugu danbayntiina xoghaya ururka suxufiyiinta Somaliland ee Solja waxa uu baaq u diray shacabka Somaliland,saxaafada madaxa banaan waxaanu yidhi ? Waxaan ugu baaqayaa dadka xoriyatul qawlka u dooda iyo deeq bixiyaasha inay fara gelin toosa ku soo sameeyaan arintaan, dadweynaha Somaliland-na waxaan ugu baaqayaa inay ka mudaharaadaan oo ay ka dhiidhiyaan, saxaafada madaxa banaan ee Somaliland-na waxaan leeyahay waa inaad samaysaan shaqo joojin oo aanay mudo soo bixin, Siyaad Bare muu samayn jirin waxa uu maanta madaxweyne Siilaanyo Samaynayo wuxuu ku soo baxay Dimuqraadiyad waxaanu ku danbaynayaa digteetar ka soo baxay geeska Afrika.?



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured