Cabasho Ay mujiyeen qaar ka mid ah Shaqalaha Haya”da Hello Trust

0
Wednesday July 03, 2013 - 16:32:50 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1117
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cabasho Ay mujiyeen qaar ka mid ah Shaqalaha Haya”da Hello Trust

    cabasho balaadhan oo ay muujiyeen qaar ka mida shaqaalaha hayada hello trust oo lahadley

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

cabasho balaadhan oo ay muujiyeen qaar ka mida shaqaalaha hayada hello trust oo lahadley

cabasho balaadhan oo ay muujiyeen qaar ka mida shaqaalaha hayada hello trust oo lahadley shebakada wararka ee xogreeb ayaa waxa u dhignaa sidan

‘’Anagoo Ah Shaqalaha Hello Trust Waxaanu u Sheegayna Madaxda Sharafta Leh EeHello Trust in anuu ku dul-manahay kaamka annu degeenay waxaanu bilkasta soo gali jirnay fasaxa 26 bisha.

Lakiin waxaa bishan noo dheer laba iyo toban cisho taas oo noogu jirin xisaabta-yada ama mushaharooyinka anu qaadano taasna waxaa nogu wacan subar-faysarada ama cida hogaaminaysa tiimka,oo sifa khaldan wax uu wadaa

Sidoo kale waxaay nagu hayaan tacadiyo dheeraad ah. oo ah in dawadii nalaga jaray siday donaana ay naga yeelan,waxaana ka mid ah madax-danu ka

cabanayno

Cabdi kariim Barre

Shiine ,

Buraale,

Cabdi baruud,Iyo Shuulic,

Waxaanu ka codsanayna madaxda Hayada Hello Trust in ay fiiro gaar ah uu yeelato hawlwadeenada kor ku xusan”

Ayay ku soogabagabeeyeen hadal kooda sidoo kalana waxay ka gaab sadeen inay magac-aa yadooda xusaan sabab laxidhiidha shaqadooda




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured