Fariin ku Socota Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Md. Baashe Maxamed Faarax. W/Q. Axmed Cabdi Muse.
Fariin ku Socota Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Md. Baashe Maxamed Faarax. W/Q. Axmed Cabdi Muse.
"JAWAABTA GUDOOMIYE BAASHE
Shiqsiyan Ma Jecli in aan Siyaasada Gudaha ku milmo hadiise aan ahaan lahaa Dadka Siyaasada ay isku bah ka yihiin waxaan Gudoomiye Baashe Maxamed Faarax odhan laha nin Nugul Oo Faysal damqo ha noqon Reerahana waxba yaan lagu Awr kacsan Shiqsiyan waxaan Aaminsanahay In Baashe Maanta ka Saaamayn badan yahay Faysal Cali Waraabe oo Mudo dheer Siyaasada ku jiray laakin aan Horumar iyo horusocod ka gaadhin
Jawaabta haboon maanta Oo Dadkuna uu ku kasban karaa Waa haduu Xulafadiisa Siyaasada adeegsado oo uu ka Dhabeeyo Xanta Faysal gaadhay ee ah Dhaqdhaqaaqa Mooshin Lagu Sharciyeynayo Dub u Furista Ururada Siyaasada Oo ah Nabarka keliya Ee Hogaamiyeyaasha Asxaabta Mucaaridka ah hogaamisaa diidaan in laga taabto.
Waxaan Gudoomiye Baashe odhan lahaa Hadaan ka ag dhawahay Jawaabtaadu yaanay noqon Saxaafada Ee Ficil Siyaasiya ha noqoto
Ood ku Moojiso Awooda Shiqsiyeed iyo Saamayntaada Siyaasadeed ee kuu banaan.
Iga Gaadhsiiya Gudoomiyaha Baarlamaanka
Maanta waxa u banaan Fursad uu ku kasban karo Taageero aanay jirin cid kasbatay ilaa hada oo ah In Dub loo furo Ururada Siyaasada oo noqday Gaadhi nin leeyahay oo uu kuu doona soo saarto kuu doonana ka dejiyo.
W/Q. Axmed Cabdi Muse.
Germany Leave a comment |
|