Dulmiga Maxkamadda Gobolka Hargeysa Oo Xadhig Iyo Ganax Iskugu Dartay Wargeyska Hubaal,

0
Wednesday July 03, 2013 - 12:21:04 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1315
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dulmiga Maxkamadda Gobolka Hargeysa Oo Xadhig Iyo Ganax Iskugu Dartay Wargeyska Hubaal,

    Hargeysa(xogreebnews.com-Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex Hargeysa ayaa goor dhaweyd xukunu culus ku riday Maareeyaha iyo Tifatiraha Wargeyska Hubaal.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(xogreebnews.com-Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex Hargeysa ayaa goor dhaweyd xukunu culus ku riday Maareeyaha iyo Tifatiraha Wargeyska Hubaal. Hargeysa(xogreebnews.com-Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex Hargeysa ayaa goor dhaweyd xukunu culus ku riday Maareeyaha iyo Tifatiraha Wargeyska Hubaal.

waa Maxamed Axmed Jaamac caloolay waxay Maxkamddu ku xukuntay Hal sano oo xadhig ah iyo Hal Milyan oo ganaax ah, halka Tafatiraha ay kaga xukuntay Laba sano oo xadhig ah iyo Laba Milyan oo Ganaax ah.

Maxkamadda ayaa labada Wariye Jeelka u taxaabtay kadib marka dib markay xukunka ku riday, waxaanay intaas raacisay in xayiraadii aanay ka qaadi doonin
waxaana layaab ah in lay-sagu daro dil iyo xayiirad iyo waliba xadhig arxan daro ah waxaay shabakada warar ka eexogreebnews.com ay balan-qaadi doonta in ay ka da galan-to cadaalad darada ay saxaafada ku hayso xukuumaddu,



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured