Aqoon Yahan Jamac Jiir Oo Madaxweyne Siilaanyo Isku Beelyihiin Ayaa Timaamay In Siilaanyo Ku Fashilmay Hogaamintii Dalka,Reer Somaliland Ka Siiyey Xaal Fashilkaasi Siilaanyo.

0
Monday July 01, 2013 - 16:44:10 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1344
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Aqoon Yahan Jamac Jiir Oo Madaxweyne Siilaanyo Isku Beelyihiin Ayaa Timaamay In Siilaanyo Ku Fashilmay Hogaamintii Dalka,Reer Somaliland Ka Siiyey Xaal Fashilkaasi Siilaanyo.

    sameeyey wargeyska iyo websit-ka umada shaarfta leh lagu caayo kaasi oo loo sameeyey wiil lagu magacaabo muniir ooh ore u ahaan jiray Mudalab hudheel ka dhaqeyn jiray kaasi oo ku helay qabyaalad lacago badan oo uu msuq maasuqay iyo cayta umada waana

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

sameeyey wargeyska iyo websit-ka umada shaarfta leh lagu caayo kaasi oo loo sameeyey wiil lagu magacaabo muniir ooh ore u ahaan jiray Mudalab hudheel ka dhaqeyn jiray kaasi oo ku helay qabyaalad lacago badan oo uu msuq maasuqay iyo cayta umada waana jiirAnigoo ah aqoon yahan jaamac cilmi jiir waxaan manta u soo badnigayaa shacabka Somaliland guud ahanba in siilaanyo oo aanu iskubeel nahay uu ku fashilmay hogaamintii dalka, ka dib markii uu qabyaaladii iyo hogaamintii isku dhex qasay, waxaana jirta in siilaanyo kala garan waayay in uu yahay madaxweyne qabiil iyo madaxweyne qaran, waxaana taasi dadkii markii hore u haystay in uu yahan madaxweyne qaran ucadatay markii uu wasiiradii beeshiisa xilka ka qaadi waayay ,hanti dhawrkiina ka xaaraan tinimeeyey ,iyagoo ah masuuliyiintaasi ay siilaanyo isku beesha yihiin kuwa ugu musuq-maasuq badan oo ugu qabyaalada badan,ayaa hadana siilaanyo waxaasi oo dhan ku raacay.


Akhristayaal wax yaahab la yaabka leh waxaa ka mid ah iyadoo wasiirada beesha siilaanyo ay qortaan shaqaale tiro badan oo ay weliba u sameeyeen dhawr mushar oo aysan qaadan shaqaalaha kale ee wsaaradaha, waxaan so ogaaday in ilaa saxdex mushaahr oo kala duwan qaataan dhalinyarada ka soojeeda beesha siilaanyo,taasina ay sababtay in dhalinyaradii kale ee reer Somaliland ay dalka ka haajiraan oo ay tahriib miciin bideen , ka dib markii ay dareemeen qabyaalada iyo musuq-maasuqa balaadhan ee ka jira Somaliland ee ay horseedka ka yihiin wasiirada ka soo jeeda beesha siilaanyo.

Hadaba masuuliyiintan hadii aan qaar ka mid ah soo qaado waxaa ka mid ah wasiirka macdanta iyo biyaha oo isagu ah wasiirka ugu qaybaalada badan oo xitaa shaqaalihii wasaarada kaal qaybiyey oo intoodi badnay ka dhigay dhalinyarao ay isku beel yihiin . wasiirka madaxtooyada ayaa isaguna ka mid ah , wasiirka duulista ayaa isaguna ah wasiir qabyaaladeed oo xitaa wuxuu gacan yare ka dhigtay uu shaqadiisu tahay sidii uu shaqaalaha wasaarada ugu soo basaasi lahaa nin hore u qori jiray siilaanyo wuxu xaday markii uu mucaaradka ahaa qasabadii gurigiisa,waxa kale oo uu qoray xiligaasi siilaanyo hadii uu ku guul darasyto xilka waxaa dalka uu karidayaa dagaal sokeeye,xitaa waa ninkii qoray saaraakiil hada wasiiro ka ah xukuumada siilaanyo waxay xidhiidh la leeyihiin ururka Al-shabaab.akhriste waxaasi oo dhan waa wax xaqiiqo ah oo aniga oo beesha ka mid ah ayaa soo ogaaday qabyaalaa iyo eexda ay ku dhaqamaan wasiirada beeshayadu.

Maxaad aragtay xukuumadan sida sharci darada ah u maal galinaysa wiilka yare ee loo sameeyey wargeyska iyo websit-ka umada shaarfta leh lagu caayo kaasi oo loo sameeyey wiil lagu magacaabo muniir ooh ore u ahaan jiray Mudalab hudheel ka dhaqeyn jiray kaasi oo ku helay qabyaalad lacago badan oo uu msuq maasuqay iyo cayta umada waana

buro ku taala saxaafada Somaliland. Sidoo kale waxaad aragtay gudoomiyaha weedhsan oo isaguna ah ragga xukuumadu u qortay dhawrka mushahar ee sifaha xaaraanta ah u qaata lacagahaasi badan isla markaana ah nin u soo basaasa wasiirada beesha siilaanyo,. Waxaa iyana ka daran agaasimahaa maamulka iyo lacagta ee hayada IDS-ka oo lunsaday lacago badan oo loo soo diray dadka bukaan socodka ah, waana nin ku naaxay lacagta xaaraanta ah, iyadoo taariikhdiisa la ogaa oo uu ahaa nin malcaamad dhuurta burco ku haystay jiray oo makii uu ku fashilmay laga soo eryey.

Gabagbadii waxaan xaal siinayaa beelaha kale ee Somaliland ee sidii daacada lahayd ee doortay siilaanyo isla markaana ku khasaaray doorashadii siilaanyo ka dib markii uu siilaanyo ku fashilmay hogaamintii dalka , waxaan leeyahay xaal qaata oo intaa nagu bartay walaalahayo ayaad tihiine noo dulqaata oo beesha godob ha u qadina ileyn waakan

siilaanyo fashilmeen basle waxaan leeyahay siilaanyo ha noqdo madaxweynihii noogu horeeyey inoogun danbeeyey

Qalinkii:Aqoon yahan Jaamac Cilmi Jiir

Hargeysa/Somaliland.

Siiyey Xaal Fashilkaasi Siilaanyo.

Anigoo ah aqoon yahan jaamac cilmi jiir waxaan manta u soo badnigayaa shacabka Somaliland guud ahanba in siilaanyo oo aanu iskubeel nahay uu ku fashilmay hogaamintii dalka, ka dib markii uu qabyaaladii iyo hogaamintii isku dhex qasay, waxaana jirta in siilaanyo kala garan waayay in uu yahay madaxweyne qabiil iyo madaxweyne qaran, waxaana taasi dadkii markii hore u haystay in uu yahan madaxweyne qaran ucadatay markii uu wasiiradii beeshiisa xilka ka qaadi waayay ,hanti dhawrkiina ka xaaraan tinimeeyey ,iyagoo ah masuuliyiintaasi ay siilaanyo isku beesha yihiin kuwa ugu musuq-maasuq badan oo ugu qabyaalada badan,ayaa hadana siilaanyo waxaasi oo dhan ku raacay.

Akhristayaal wax yaahab la yaabka leh waxaa ka mid ah iyadoo wasiirada beesha siilaanyo ay qortaan shaqaale tiro badan oo ay weliba u sameeyeen dhawr mushar oo aysan qaadan shaqaalaha kale ee wsaaradaha, waxaan so ogaaday in ilaa saxdex mushaahr oo kala duwan qaataan dhalinyarada ka soojeeda beesha siilaanyo,taasina ay sababtay in dhalinyaradii kale ee reer Somaliland ay dalka ka haajiraan oo ay tahriib miciin bideen , ka dib markii ay dareemeen qabyaalada iyo musuq-maasuqa balaadhan ee ka jira Somaliland ee ay horseedka ka yihiin wasiirada ka soo jeeda beesha siilaanyo.

Hadaba masuuliyiintan hadii aan qaar ka mid ah soo qaado waxaa ka mid ah wasiirka macdanta iyo biyaha oo isagu ah wasiirka ugu qaybaalada badan oo xitaa shaqaalihii wasaarada kaal qaybiyey oo intoodi badnay ka dhigay dhalinyarao ay isku beel yihiin . wasiirka madaxtooyada ayaa isaguna ka mid ah , wasiirka duulista ayaa isaguna ah wasiir qabyaaladeed oo xitaa wuxuu gacan yare ka dhigtay uu shaqadiisu tahay sidii uu shaqaalaha wasaarada ugu soo basaasi lahaa nin hore u qori jiray siilaanyo wuxu xaday markii uu mucaaradka ahaa qasabadii gurigiisa,waxa kale oo uu qoray xiligaasi siilaanyo hadii uu ku guul darasyto xilka waxaa dalka uu karidayaa dagaal sokeeye,xitaa waa ninkii qoray saaraakiil hada wasiiro ka ah xukuumada siilaanyo waxay xidhiidh la leeyihiin ururka Al-shabaab.akhriste waxaasi oo dhan waa wax xaqiiqo ah oo aniga oo beesha ka mid ah ayaa soo ogaaday qabyaalaa iyo eexda ay ku dhaqamaan wasiirada beeshayadu.

Maxaad aragtay xukuumadan sida sharci darada ah u maal galinaysa wiilka yare ee loo sameeyey wargeyska iyo websit-ka umada shaarfta leh lagu caayo kaasi oo loo sameeyey wiil lagu magacaabo muniir ooh ore u ahaan jiray Mudalab hudheel ka dhaqeyn jiray kaasi oo ku helay qabyaalad lacago badan oo uu msuq maasuqay iyo cayta umada waana



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured