CiyaaroWarbixin: Difaacyada Barcelona Ka Xalin Kara Dhibaatada Ka Haysata Qadka Daafaca .Naadiga Barcelona ayaa go`aan ku gaaray in ay baadi goob u galaan xagaaga dambe daafac buuxin kara dal daloolada dhanka qadka daafaca ee kooxda Barcelona.Bayern Munich Oo Lagu Waramayo In Ay U Dhaw Yihiin In Ay Helaan Saxiixa Luis Suarez .Kooxda Bayern Munich ayaa u muuqata in ay u dhaw dahay saxiixa weeraryahanka kooxda Liverpool Luis Suarez maadaama ninka ay walaalo yihiin tababaraha Bayern Munich Pep Guardiola uu yahay wakiilka ciyaaryahanka ee talo ka siiyo mustaqbalkiisa.Galliani : Balotelli Waxa Uu Ka Mid Yahay 5-ta Laacib Ee Aduuka Ugu FiicanMadaxa kooxda Milan Adriano Galliani ayaa qiray in weeraryahanka cusub ee kooxda Milan Mario Balotelli lagu tirayo 5-ta laacib ee ugu wanaagsan waqti xaadirkaan aduunka.Fiorentina Oo Wadahadalo Ay Kula Wareegeyso Contento La Furtay Kooxda Bayern MunichNaadiga Fiorentina ee dalka Talyaaniga ayaa dadaal ugu jira in kooxda ku soo biiraayaan xagaaga dambe daafaca kooxda Bayern Muncih Diego Contento si ay ugu xoojiyaan garabka bidix ee kooxda .Javier Pastore Oo Sheegay In Una ka tagayn PSG Dadaalna Uu U Galayo In Qaranka Mar Kale Looga Yeero.Laacibka qadka dhexe ee kooxda PSG Javier Pastore ayaa shaaca ka qaaday in uu doonayo in uu baaqi ku sii ahaado PSGSunderland Oo Inta Ka Harsan Xilli Ciyaareedkaan Weyneysa Farsamada Steven Fletcher .Tababaraha Sundaerland Martin O'Neill ayaa la kulmay dharbaaxo xoogan iyadoo weeraryahankiisa Steven Fletcher uu ka dhaawacmayPaul Pogba : Haddii Juventus Iyo Antonio Conte Ahaan Laheyn Qaranka Uma Safan Laheyn.Xiddiga qadka dhexe ee kooxda Juventus Paul Pogba ayaa muujiyay sida weyn ee ugu mahad celinayo Juve iyo tababare Antonio Conte.David Silva Oo Ka Maqnaanaya Kulanka Spain Iyo France dhawac soo gaadhay awgeed iyo alonso oo rajo laga leeyahay inuu ciyaaroWaxaa lagu waramayaa in la xaqiijiyay in laacibka qadka dhexe ee kooxda Man City David Silva uu ka maqan yahay liiska ciyaartooyda qaranka Spain ee talaadada wajaheysa |
|