Sunderland Oo Inta Ka Harsan Xilli Ciyaareedkaan Weyneysa Farsamada Steven Fletcher .
Tababaraha Sundaerland Martin O’Neill ayaa la kulmay dharbaaxo xoogan iyadoo weeraryahankiisa Steven Fletcher uu ka dhaawacmay
waa dhexda u ah laf dheerta kulankii qarankiisa Scotland isaga hor yimaadaan dhiggooda Wales ee qeybta ka ahaa is reeb reebka koobka aduunka .
Sida uu qorayo wargeyska The Sun waxa uu shaki ku jiraa in laacibkaani Flectcher uu u sii safan doonin kooxdiisa Sunderlan mar kale inta ka harsan xagaagaan.
Waxa ayna taqaatiirta u gacan haatiyeen in uu u baahnaan doono qaliin taasina ay keeneyso in garoomada in muddo ah uu ka maqnaado .
Kulanka soo socda ee horyaalka Ingiriiska ayay Sunderland kulan adag oo ay tabayaan farsamada weeraryahankooda Fletcher waxa ay lala leeyihiin kooxda Man United
Leave a comment |
|