Waxaan halkan dhambaal hambalyo ah uga dirayaa Madaxweynaha JSL, Mudane Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), Madaxweyne ku-xigeenka JSL, Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi, Golaha Wasiiradda Xukuumadda JSL, Taliyayaasha Ciidamada Kala duwan ee Qaranka JSL, Golayaasha Qaranka JSL iyo Shacabka reer Somaliland, gaar ahaan Shaqaalaha Dekedda Berbera iyo kuwa Dekedaha JSL,
Hambalyo Munaasibadda Ciidul-adxa- 06/06/2025.
Waxaan halkan dhambaal hambalyo ah uga dirayaa Madaxweynaha JSL, Mudane Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), Madaxweyne ku-xigeenka JSL, Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi, Golaha Wasiiradda Xukuumadda JSL, Taliyayaasha Ciidamada Kala duwan ee Qaranka JSL, Golayaasha Qaranka JSL iyo Shacabka reer Somaliland, gaar ahaan Shaqaalaha Dekedda Berbera iyo kuwa Dekedaha JSL, Munaasibadda ciidal-adxaha awgeed.
Waxaan Ilaahay ka baryayaa inuu innaga aqbalo soonka iyo acmaashii wanaagsanayd ee aynu bishii Dul-xijah horraanteeda soo gudannay.
Rabbi sannadkan sannadkiisa iyo Bishan Bisheeda ha-innagu gaadhsiiyo barwaaqo, Nabad iyo badhaadhe.
عيدكم مبارك وكل عام وانتم بخير .
Waxaan halkan dhambaal hambalyo ah uga dirayaa Madaxweynaha JSL, Mudane Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), Madaxweyne ku-xigeenka JSL, Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi, Golaha Wasiiradda Xukuumadda JSL, Taliyayaasha Ciidamada Kala duwan ee Qaranka JSL, Golayaasha Qaranka JSL iyo Shacabka reer Somaliland, gaar ahaan Shaqaalaha Dekedda Berbera iyo kuwa Dekedaha JSL,
Waxaan halkan dhambaal hambalyo ah uga dirayaa Madaxweynaha JSL, Mudane Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), Madaxweyne ku-xigeenka JSL, Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi, Golaha Wasiiradda Xukuumadda JSL, Taliyayaasha Ciidamada Kala duwan ee Qara