Waxaan halkan dhambaal hambalyo ah uga dirayaa Madaxweynaha JSL, Mudane Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), Madaxweyne ku-xigeenka JSL, Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi, Golaha Wasiiradda Xukuumadda JSL, Taliyayaasha Ciidamada Kala duwan ee Qaranka JSL, Golayaasha Qaranka JSL iyo Shacabka reer Somaliland, gaar ahaan Shaqaalaha Dekedda Berbera iyo kuwa Dekedaha JSL,
Waxaan halkan dhambaal hambalyo ah uga dirayaa Madaxweynaha JSL, Mudane Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), Madaxweyne ku-xigeenka JSL, Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi, Golaha Wasiiradda Xukuumadda JSL, Taliyayaasha Ciidamada Kala duwan ee Qara