Share with your friends via email

Ciidanka RRU-da oo xalay gurigiisa kala baxday Cismaan Awr-liqe iyo Carruutiisa Dhawr guri oo kale ayay Hargeysa u daateen saqdii dhexe

Hargeysa(xogreebnews.com- Ciidanka la dagaalanka Argagixisada ee RRU-da ayaa xalay laba guri oo Hargeysa ku yaala kala baxay Dad rayid ah oo hurday, kuwaas oo ay ka mid yihiin Cismaan Awr-liqe iyo Ilma sheikh Abiib.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip