Gudoomiyaha Maxkamada Sare Oo Dhaariyay Xubnaha Komishanka Doorashooyinka Qaranka
Hargeysa(xogreebnews.com_-Gudoomiyaha Maxakamadda Sare ee Somaliland Yuusuf Ismaaciil Cali, ayaa maanta Madaxweynaha ku hor dhaariyay 7-da xubnood ee Guddida doorashooyinka Somaliland ka dib markii dabayaaqadii bishii hore la ansixiyay.