Garabyadii Ku Muransanaa Awooda Maamul Ee Kililka Shanaad Oo Shirar Ay Yeesheen Qolaba Qolada Kale Xil-Ka-Qaadis Ku Sameysay + Jawaabtii Xukuumadda Federaalka Itoobiya
Hargeysa(xogreebnews.com-Wararka ka imanaya Dirdhabe ayaa sheegaya in 7-dii xubnood ee ka soo horjeeday madaxweyne Cabdi Cumar ay shir ku qabsadeen Dirdhabe. Xubnahan oo soo gababgabeey kullnkoodi ayaa soo saarey qodobo dhawr ah.