Hubaal Gabal baa-udhacey- Haatufna Waa "Xidhan oo Xayiran" - Waa in aan la Hilmaamina ee loo gurmadaa oo Hiil loo huraa, Qalinkii A/rahman fidhinle–
Nidaamka dimuqraadiga ah ee caalamka ayaa dhigaaya in aan marna la xakameyn Xoriyatal Qowlka, Xuquuqal insaanka iyo xurmadaha aas-aasiga ah ee ibnu-aadamka. Hubaal iyo Haatuf