Hargeysa(xogreebnews.com-)Maamulaha Madaarka Hargeysa Maxamed Yuusuf Ismaaciil ayaa ka hadlay shaqada baaxada leh ee wakhtigan Xagaaga ka socota Madaarka caasimada Cigaal Airport. Maamulaha Madaarka Cigaal International Airport ayaa sidoo kalena waxa