Share with your friends via email

Af-hayeenno Aakhira-Sabbaan!Haddii qoys agoon yahay wixiisii rag qaybsaday qaangaarna sare kaco qabyadooda raadshaa, " Qori sii!" ha joogtee, Wallee quuso kuma diro!

Waxaruhu sidaan qabo, weligoodba qoor-qabad biyo kuma qurquriyaan, anna qiiro mooyee qasab kuma balwayn karo.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip