"Magaalada Berbera ilaa mudooyinkii danbe waxay ka cabanaysaa laydh la,aan baaxad leh waxaan ognahay in magaaladaasi ilaahay ku maneystey dabayl iyo cadceed labadaba oo labadaba laga faaidaysan karo ama solar system wacan lagu rakibi karo". Gudoomiyaha Qarada X. WADDANI Faysal Cabdiraxmaan Maxamuud
"Magaalada Berbera ilaa mudooyinkii danbe waxay ka cabanaysaa laydh la,aan baaxad leh waxaan ognahay in magaaladaasi ilaahay ku maneystey dabayl iyo cadceed labadaba oo labadaba laga faaidaysan karo ama solar system wacan lagu rakibi karo".