Xafiiska dhismaha cusub ee loo raray Wakiilka Somaliland ee magaaladda Nairobi ee waddanka Kenya furitaankiisa waan bogaadinayaa waana kolay sharaf iyo wanaag u soo kordhay shacabka Somaliland. Kolay xukuumadihii Somaliland ee kala danbeeyey mid weli