"Xaawa iyo Aadam markii ay Janada ka soo baxeen mudo dheer ayay kala maqnaayen, laakin waxay kulmeen oo ay is arkeen maalinta Carafo. Maalinta Carafo waa maalinta inta kala fogaatay isku soo dhawaan lahayd. Dadku siyaabo kala duwan ayay ku kala tagi karaan, waxa xuna ma aha kala taga, ee waa in waligeed la kala maqnaado." Raysal-wasaaraha Itoobiya Abiye Ahmed,
"Xaawa iyo Aadam markii ay Janada ka soo baxeen mudo dheer ayay kala maqnaayen, laakin waxay kulmeen oo ay is arkeen maalinta Carafo. Maalinta Carafo waa maalinta inta kala fogaatay isku soo dhawaan lahayd. Dadku siyaabo kala duwan ayay ku kala