![]() Madaxwaynaha Somaliland Oo Sheegay In Xubnaha Cusub Ee Golihiisa Wasiirada Ay Si Wada Jir Ah Uga Shaqayndonan Hawlaha Qaranka
Hargeysa(xogreebnews.com- -Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa tafaasiil ka bixiyey Golihiisa wasiirada cusub ee uu
Hargeysa(xogreebnews.com- -Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa tafaasiil ka bixiyey Golihiisa wasiirada cusub ee uu dhawaan magacaabay,isagoo u rajeeyey in ay danta guud ee dalka ka wada shaqayn doonan oo ay arrimo muhiim ahi horyaalan.
Madaxweyne silanyo waxa si daasi ku sheegay farriin kooban oo uu ku soo qoray boggiisa adeega xidhiidhka dadweynaha ee Twitter-ka.
Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo ka hadlayay Wasiirrada cusub ee uu magacaabay habeen sadexaadkii waxaanu yidhi “Dawlada Somaliland waxaa ku soo biiray xubno cusub oo Wasiirro ah ,wada jir ayaanu uga wada shaqayn doona sii wanaajinta Jamhuuriyada Somaliland ee aanu jecelnahay”
.
Leave a comment |
|
Madaxwaynaha Somaliland Oo Sheegay In Xubnaha Cusub Ee Golihiisa Wasiirada Ay Si Wada Jir Ah Uga Shaqayndonan Hawlaha Qaranka
Hargeysa(xogreebnews.com- -Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa tafaasiil ka bixiyey Golihiisa wasiirada cusub ee uu