"Somali Waxay Dani ugu jirtaa inay Nafahoodu ku kala Nabad- galan". Siyaasi Kayd Cabdilahi

0
Monday March 09, 2020 - 16:38:56 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 659
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Somali Waxay Dani ugu jirtaa inay Nafahoodu ku kala Nabad- galan". Siyaasi Kayd Cabdilahi

    "Somali Waxay Dani ugu jirtaa inay Nafahoodu ku kala Nabad- galan". Siyaasi Kayd Cabdilahi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Somali Waxay Dani ugu jirtaa inay Nafahoodu ku kala Nabad- galan". Siyaasi Kayd Cabdilahi
"Bani-aadamku waxay raadiyaan wadada liibaanta iyo horumarka ay ku gaadhayaan inay maraan, wadada jabka, dibu dhaca, iyo burburka u Saaxiibka ee ay soo arkeen rafaadkeeda kuma dhololaan inay ku noq-noqdaan, midnimada Somaliyeed waxay ahayd jid caarcaar badnaa oo ilaa iyo hadda aan Somaliyi dhamaanteed wixii ka soo gaadhay ay ka kaban la'dahay, maanta waxa jubba land ka socda ee ku dhacay ee  baydhabo  gaadhay iyo halka jubbaland lala maraayo, gorgor iyo danan waxay  horu-dhac u yihiin  dhibaato Cusub oo marlabaad ka bilaabanta Geyiga Somaliyi degto, midnimo waxa laga dhaxlayaa waa wixii aynu hore u soo aragnay oo  aynu ku ceshano uun, Somali waxay dani ugu jirtaa  inay nafahoodu ku kala nabad- galan, waxaanan qabaa Somali ninka ugu lexejeclo rooni inuu yahay ka dhiigooda hambada kala nabad-geliya, ninka ay maanta u qurux badan tahay hariimada iyo gorgor ayaa buulo-xaawo qabsaday iyo ciidankii hebel watay ayaa la laayey waa nin aan filimo hore u dhacay aan soo daawan oo doonaya in maanta loogu celiyo, kuwa midnimada ka hadlaana waa kuwa sidaas ah.
Geba-gebadii waxaan odhan lahaa waxan rag allow waxaan nin u aqaanaa ninka hambada Somalida lafohooda kala badbaadiya midnimo ha joogtee, waa halkii Saleeban gaalle.
Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured