Sanad gudihii Agaasimihii labaad oo uga caraarray Wasiir Guribarwaaqo Iyo Wasaaradii Warfaafinta oo Noqotay Meel fadhisatay oo Wasiir qabiiliya looga hayaamay

0
Monday March 18, 2019 - 19:15:26 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 806
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sanad gudihii Agaasimihii labaad oo uga caraarray Wasiir Guribarwaaqo Iyo Wasaaradii Warfaafinta oo Noqotay Meel fadhisatay oo Wasiir qabiiliya looga hayaamay

    Sanad gudihii Agaasimihii labaad oo uga caraarray Wasiir Guribarwaaqo Iyo Wasaaradii Warfaafinta oo Noqotay Meel fadhisatay oo Wasiir qabiiliya looga hayaamay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sanad gudihii Agaasimihii labaad oo uga caraarray Wasiir Guribarwaaqo Iyo Wasaaradii Warfaafinta oo Noqotay Meel fadhisatay oo Wasiir qabiiliya looga hayaamay

Warar xog ogaal ah isla markaana aan si rasmi ah loo xaqiijin ayaa waxaa ay sheegayaan in uu warqadiisa iscasilaada uu u gudbiyey madaxweynaha Somaliland Agaasimaha Guud ee wasaarada Warfaafinta Somaliland Dr Cismaan Xussen Warsame

 

Agaasimaha ayaa warqada iscasilada ku sheegay sababta uu isku casilaayo xaalado caafimaad darted , waxaana ay xoguhu tilmaamayaan in madaxweyne Biixi ka aqbaly iscasilaada Agaasimaha

Shabakada Ilaysnews.com oo  khadka telefoonka ka garaacdey agaasimaha  si ay warkan uga xaqiijiso ayaaney noo suurto galin kadib  Telefoonkiisa oo xidhmay

 

 

Xigasho Ilaysnews.com




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured