Magaalada tog wajaale ee dawlada deegaanka somalida Ethiopia oo laga xusay xuska 22 guurada 20ka gimbood ee kazoo wareegtay markii xukunka lagatuuray kalidii taliyihii mingistu haile maryam oocabudhinta xasuuq iyo baabiin ku hay
MAGAALADA TOG WAJAALE EE DAWLADA DEEGAANKA SOMALIDA ETHIOPIA OO LAGA XUSAY 22 GUURADA XUSKA 20 KA GIMBOOD


Magaalada tog wajaale ee dawlada deegaanka somalida Ethiopia oo laga xusay xuska 22 guurada 20ka gimbood ee kazoo wareegtay markii xukunka lagatuuray kalidii taliyihii mingistu haile maryam oocabudhinta xasuuq iyo baabiin ku hayay qoomiyadaha Ethiopia gaar ahaan deegaanka somaalidu degto oo hore u ahaan jiray xeryo military
bablse markay talada lawareegeen xoogagii E P R D F ay udajiyeensiyaasad cusub oo faderal ah kentayna in lasameeyo 9ka kilil ee dawlad deegaan taasi uhorseeday dimoqraadiyad dhab ah kililka somalida oo hore u ahaa kililka ugu danbeeya xaga horumarka ayaa madaxa waynaha
hada talada haya ee cabdi maxud cumar ayaa guul lataabankaro kazoo hooyey geedisocodka nabada iyo dimuqraadiyada isagoo kaalin mugle ka qaatay xaga nabada iyo horumarka islamarkaana ku qanciyay qurbajoogta udhashay deegaanka somalida Ethiopia ee kililka 5aad inay ka qaybqaatan horumarka maalgashadaana dalkooda hooyo oo ay aaminaan munaasibada 22 guurada 20ka Ginbood ee magaalada tog wajaale oo ahay mid si heersare ah uu usoo agaasimay gudoomiyaha magaalada tog wajaale oo ahayd tii uheersaraysay abbid ee kadhacda tog wajaale ayaa waxa ka qayb qatay 4 Qabalay ee magaalada dugsiga hoose dhexe iyo dugsiga sare ee secondary school iyo ururka haweenka waxanu gudoomiyaha tog wajaale gudoon siiyey afarta 4 gudoomiye qabalay sahaado sharyo aykumutaysteen sida fiican ee ay usoo agaasimeen iyadoo lagu soo bandhigay ciyaaraha hidaha iyo daqanka soomalida waxa kale oo lagusoo badhigay awr lagu shaqlay calanka fadaralka iyo calanka dawlada deeganka somalida iyo xariir waxa ugu horayn qudbad taariikhiya oo dhaxal gal ah ka jeediyey gudoomiyaha magaalada tog wajaalle muxiyadiin cabdi muxumad oo uga mahad celiyey dadwaynaha reer tog wajaale sida qimaha leh ee ay uga soo qaybgaleen islamarkaan uga maramay malinta ginbood qiimaha ay ugu fadhido ETHIOPIADA cusub dimoqraadigaa waxa kale oo hambalyo udiray madax waynaha dawlada deegaanka soomalida Ethiopa cabdi maxamuud cumar oo uu sheegay inuu yahay abaaha dimoqraadiyada iyo dib ucurashada iyo maamulka suuban ee kahaqaada guud ahaan gayiga somalida Ethiopia waxakale oo halkaa kahadlay madaxa arimaha xisbiga dimoqraadiga somalida Ethiopia ee degmadada awbare oo kawarbixiyey wax qabakii dawlada deegaanka soomalida iyo sida looga horumaray waxbarashada caafimaadka iyo wadooyinka laydhka iyo biyaha gabagabadii waxa gudoomiyaha togwajaale ee dawlada deegaanka soomalida Ethiopia muxiyadiin cabdi muxumad ka bilaabay dhirayn uu ku sameeyey jidka wayn eelaamayga ah hareerihiisa ilaa laga gaadho kantaroolka galbeed ee magaalada laga soogalo waxanu u qaybiyey dadwaynaha reer tog wajaale 1500 oo geed oo lagudhireeyo magaalada tog wajaale munaasibadba 22 guurada 20ka ginbood awgeed







Maxamed Cabdilaahi Qombor
xogreebnews.com.com
Tog wajaale
MAGAALADA TOG WAJAALE EE DAWLADA DEEGAANKA SOMALIDA ETHIOPIA OO LAGA XUSAY 22 GUURADA XUSKA 20 KA GIMBOOD
Magaalada tog wajaale ee dawlada deegaanka somalida Ethiopia oo laga xusay xuska 22 guurada 20ka gimbood ee kazoo wareegtay markii xukunka lagatuuray kalidii taliyihii mingistu haile maryam oocabudhinta xasuuq iyo baabiin ku hay