![]() Fadeexad culus:Agaasime ilkacase agaasime kharashkii wasaarada ku naasnuujiya marfashyada gaajo ma jirto iyo caga-yare.
Agaasimha guud ee wasaradssi warfaafinta ayaa la shegayaa oo kale inuu inuu gunooyin faro badan oo ay lahaayeen fanaaniin ka tirsan wasarada uu ka jaray gunooyinkii hada akhriste la soco inuu yahay agaasimaha guud ee wasaradaasi mixnad lagu soo dhex tuuray wasaaradasi
Agaaimaha guud ee wasaarada warfaafinta somaliland maxamed cilmi ilka case ayaa caadaysaty inuu ku inuu ku takri falo am ku cayaaro hantida umada dan yarta ah ee uu madaxda u yahay ilkacase ayaa la sheegayaa inuu lacago xadi faro badan ku xixiyo wax yaabo malawaal ah iyo koloyo caan ah uu uu ka qaato qaad sidoo kale waxa jirta inuu lacgata dadka masaakiinta ah ee wasaarada warfaafin gunada loo siiyo uu si sharci daro ah u isticmaalo oo uu meer meeriyo dadkaasi shaqaalaha ah ee ka hawlagala wasaarad warfaainta oo waxaan la sheegayaa inuu samaysatay acountyo badan oo uu ku uruursado lacagtaasi sharci darada ah ee uu ka dhaco masaakiinta” Agaasimo waxaad manta Ku fadhiida Kursi cidkastaa oo soo martaaba aanu wax ka qorayno Ruunii lagugu xad-gudbi mayno balse waxaanu ku sheegaynaa wixii ka Khaldan oo keliyaala sheegayo Waxaanu ku leenahay waxba kama qaban kartid agaasime xaajada Naxashka saaran.
Agaasimha guud ee wasaradssi warfaafinta ayaa la shegayaa oo kale inuu inuu gunooyin faro badan oo ay lahaayeen fanaaniin ka tirsan wasarada uu ka jaray gunooyinkii hada akhriste la soco inuu yahay agaasimaha guud ee wasaradaasi mixnad lagu soo dhex tuuray wasaaradasi oo ka shaqaynaaya wax is daba marin iyo is waydaarsi” hada agaasimahan ayaa laga maamula madbakha madaxtoyada oo uu aad ugu xidhanyahay marwo aamina waris oo ah edadii oo keenatay meesha kun ilaalisa .
Qaar kamida shaqaalaha wasarada warfaafinata ayaa cabsho balaadhan ka soo saaray agaasimaha guud e wasaaradaasi oo uu soo kala dhawystay shaqaalahaasi ka hawlgala wasaaradaasi shaqaalohoo arintaasi kahadlaya waxy leyhiin sida tan”
Waxaannu maanta ka cabanaynaa Xuquuqdayadii aannu xaqa u lahayn oo aannaan illaa hadda helin, caddaalad-darro iyo sinaan la’aan shaqaalaha Wasaaradda dhexdiisa ah, oo ay ka mid yihiin: Shaqaale isku giraydh ah (isku derajyo) ah oo haddana kala mushahar badan. Ardaydii ka soo baxday sannadkan Jaamacadaha dalka ee ka tirsanaa shaqaalaha Wasaaradda Warfaafinta oo qaarkood la dallacsiiyey.
Waxaa cabashadayadan keenay, ka dib markii uu fashilmay, shaqaaluhuna ku hungoobay ballan-qaad agaasimha guud ee wasaaradawarfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland maxamed cilmi ilka case shaqaalaha u sameeyey balaqaadyo dabayaaqada sannadkii dhammaaday ee 2014-kii, kaasoo uu ku sheegay inaanay jiri doonin sannadka 2015-ka shaqaale isku-giraydh ah oo haddana kala mushahar badan, isla markaana ay heli doonaan wixii ay xaq u leeyihiin.Hadaba akriste la soco falalaka xun ee uu ku kaco agaasimaha wasaarad warfaafinta somalilan maxamed cilmi ilkacasae.
Axmed maxamudd cilmi
Axmed-1994@hotmail.com
063-4746990
Leave a comment |
|
Fadeexad culus:Agaasime ilkacase agaasime kharashkii wasaarada ku naasnuujiya marfashyada gaajo ma jirto iyo caga-yare.
Agaasimha guud ee wasaradssi warfaafinta ayaa la shegayaa oo kale inuu inuu gunooyin faro badan oo ay lahaayeen fanaaniin ka tirsan wasarada uu ka jaray gunooyinkii hada akhriste la soco inuu yahay agaasimaha guud ee wasaradaasi mixnad lagu soo dhex