![]() Biixi Yoonis ,Samaale, Muuse Saddeexdii Siyaasadda Ku Saqiiray+Gubad-kaan Gubi-doono Biciidka Daaqi-Doonaa Sunka Aanka Jeexi-Doono Sabbeenta Aan Siin Doono Summalka Ay Dhalin Doonto Subagiisa Maad Dhammi?
Hargeisa(xogreebnews.com_Waa saddex aan si dhaamin, waa saddex han-kooda u hibeeyey cid kale,waa sadeex isku darajo ah,waa saddex aan waxba isku oggoloyn, waa saddex ku saqiiray siyaasadda, waa saddeex isku muuqda. Waxaay ay la mid yihiin ,murtida soomaaliyeed ee tidhaahda.
Hargeisa(xogreebnews.com_Waa
saddex aan si dhaamin, waa saddex han-kooda u hibeeyey cid kale,waa sadeex isku
darajo ah,waa saddex aan waxba isku oggoloyn, waa saddex ku saqiiray siyaasadda, waa saddeex isku muuqda. Waxaay ay la mid yihiin
,murtida soomaaliyeed ee tidhaahda. midhaha Geed sarre ku Yaal mar-baad u
mililicda dadkana waa ula mid tahee,dhankeeban adi ku marin,qalbigu waa
meel-qudhee. Midna kaleenna waxay ahayd,wax maqan mawd-baa ka dhow ee. Hadaba saddexdannin waa saddex siyaasi kuwaaso aan lahayn han
hadda joogga,balse sheekadoodu ay tahay,mid ku dhisan,cad-quudheed aanay Geyin
in beesha lo adeeg-saddeo wax aan wali haab-keeddu muuqan, iyaaddo ay nasiib
darro tahay,in magac Bulsho oo aad u weyn sheikh iyo sharaf-ba leh intaa meel
la isla soo taaggo layidhaahdo,cod siilaanyo ku siiyaa Hebel-baa inoo sharaxan
doorka kan kasii danbeeya. Taaso aanay meeshaba qaban hebel baa inoo sharaxan
Toban sanno kaddib. Waxaa ay bulshadda inteeda caafimaadka qabtaa ay u aragto
wax aanay Gayin bulshadda reer Hargeisa ee caanka ku ah Ilbaxnimadda iyo
xadaaradda soo jireenka ahayd. Maanta xadaaraddi maxaa xiggay, beeshi noocaas ahayd
waxaa kasoo baxay,saddex siyaasadda ku saaqiday oo dan mooday, inay hankoodda
toban sanno kaddib ku laalaan,yidhaah-daanna , maanta madaxweynaheenna codka
siiyaa berrina anaagga sharaxan, ceebey tacaal,miyaanay ka habooneyn inay caadi
u yidhaahdan madaxweynahayagga u codeeya walaal. Qaarkood waxay
ku suntan yihiin cu’limo Diinta wax ka taqanna,qaarkood waxaa ay sheegtaan
aqoon yahanno in badan kasoo shaqeeyey Un-ta,qaarkoodna waxaabay sheegan inay yihiin,
mujaahidiin dalka soo xoreeyey waa Yaab?Wax yaabah Yaabka badnaa waxaa ay ahayd,maalintii ay laba wasiir oo
waaweyn ay macsuumad qarash aad u badani ku baxay,ay fidiyeen,sallaadiin-toodda
kuna yidhaahdeen Doorkan waxaa sharaxan madaxweyne siilaanyo,doorka danbena
waxaa sharaxan,anaggo Beel Heb-laayo ah. La yaab ayeey nooqotay odayaashi waxay
ku noqotay qiiso aanay wali usoo joogin.Waxaa kale oo dhacday nin jab-had ah oo wasiir soo maray oo xil xisbi
hayaa uu isnaa odayaal waaweyn karaamadooda ku duullay,oo yidhii waxxaad
tidhaahdaan beel heblaayo waxaay ledahay musharax Keliyaa, 2020 markaa la
gaadho. Qaar kaleena may
dhaamin ee way ka dabba hadleen waxaanay yidhaahdeen, ma ogoolin 2012 waxaa
tar-tammaya sadeex musharax cajiib yaab kale? Hadaba
siyaasadani xaggay kasoo fushay wali ma is weydiisay wali, waxaan aan qabba
inay tahay Kubbad kol-baa dhinac lo laadaayo,loogga Gol leeyahay in beesha cod
lagga Hello. Taaso aan maskax lagu Darrin, waayo haddii tabashadda beesha wax
laga qabto iyo cadaaladda darradda ay Tirsanyaan in ay cod siin-ba lahaayeen
ileyn horeba ay u siiyeenee! Madaxweyne
siilaanyo inuu abaalka beel heblaayo u ka dhiggo madax isku garaacis,miyaanu ka
fekerin inay uga sii dari doonto oo aanay beeshu gayin cad quudheed iyo ballan
afka ah oo wax yeeladeeda leh. Kama uu fekerin inay somaliland tahay dad isku
dhalaasho ah oo hadana kala afkaar duwan,miyaanu madaxweynuhuu ogeyn saddex
siyaasada u madhalays kaga dhigay in aanay cod ku siinayn Reer hargeisa. Malaha
madaxweynehanan ahayn kaan aqaanay waa yaab kale oo ay aamin san yihiin reer
hargeisa? Hore ayaa
siilaanyo loogu xaman jirey ballaan darro,maxaa lagu rumaysan karaa,inuu daacad
yahay,waayo soomaaliddu waxay ku maah-maahdaa mar I dagee alle ha Daggo mar
labad I dageenna anays daggay. Hadaba dadyow kasoo jeedda beeshan ayeey
shabakadda warar ee xogreebnews.com- wax ka weydiisay ficilladdan laga-soo
shidaaliyo madaxtooyadda waxaanay dhamaantood ka mideysnaayen in anay mar kale
cod siin dooniin 1% taasna waxaa ugu wacan
beeshan marka u Gidaar qabad siinaayo iyo magaca iyo karaamadda ay beeshu
leedahay oo siilaanyo dhulka jiidaayo kaddib markii u adeeg-daday sadeex
siyaasadda ku saqiiray” Qalinkii Cabdi casiis
Bashiir Nuur. Tel” 4144434 Hargeisa/Somaliland. Leave a comment |
|
Biixi Yoonis ,Samaale, Muuse Saddeexdii Siyaasadda Ku Saqiiray+Gubad-kaan Gubi-doono Biciidka Daaqi-Doonaa Sunka Aanka Jeexi-Doono Sabbeenta Aan Siin Doono Summalka Ay Dhalin Doonto Subagiisa Maad Dhammi?
Hargeisa(xogreebnews.com_Waa saddex aan si dhaamin, waa saddex han-kooda u hibeeyey cid kale,waa sadeex isku darajo ah,waa saddex aan waxba isku oggoloyn, waa saddex ku saqiiray siyaasadda, waa saddeex isku muuqda. Waxaay ay la mid yihiin ,murtida