![]() Fadlan Ka Qeyb Qaado Dhismaha Masaajidka Laga Dhigasayo Degaanka Xeego–
Dhamaan Muslimiinta gaar ahaan Soomaalida ka codsaneynaa inaay ka qeyb qaataan masjid laga dhisayo Degaanka Xeego oo Ku yaala Degmada Baki, waxa markii hore ka dhisnaa masjid Dhamaan Muslimiinta gaar ahaan Soomaalida ka codsaneynaa inaay ka qeyb qaataan masjid laga dhisayo Degaanka Xeego oo Ku yaala Degmada Baki, waxa markii hore ka dhisnaa masjid qadiimi ah kaas oo waqti hore la dhisay haddana uu ku yimid burbur dhinaca dhismaha ah kaas oo aan hada lagu tukan karin.Bulshada degaanka xeego ayaa waxa ay dadweynaha islaamka gaar ahaan dadka ka soo jeeda gobolka Awdal guddo iyo dibadba ka codsanayaan inay ka qeyb qaataan dhismaha masaajidka si ay ugu gutaan waajibaadka diiniga ah. Hadaba walaalkeyga muslimka ahow ka qeyb qaado dhismaha masaajidkan ee laga dhisayo degaanka xeego.Rasuulka SCW wuxuu yiri (Qofkii Allah dartiisa Masjid u dhisa Allah wuxuu Jannada(qofkaas) ugu dhisaa guri)
Waxii tabarucaad ah oo aad awoodaan kusoo hagaajiya. Masuulka Gobolka Awdal Ee Shabakada Xeego News Abdulaziz Asad Mouse Kibar Tell: 063-4539390 (+252-63-4539390) Magaalada Borama Alla Mahad Leh. Leave a comment |
|
Fadlan Ka Qeyb Qaado Dhismaha Masaajidka Laga Dhigasayo Degaanka Xeego–
Dhamaan Muslimiinta gaar ahaan Soomaalida ka codsaneynaa inaay ka qeyb qaataan masjid laga dhisayo Degaanka Xeego oo Ku yaala Degmada Baki, waxa markii hore ka dhisnaa masjid