![]() Hambalyo Aroos Wacan: Xuseen Maxamed Jees iyo Safiya Xuseen Cumar
Hambalyo Aroos Wacan: Xuseen Maxamed Jees iyo Safiya Xuseen Cumar
Waaxa Iyaguna Sido Kale Hambalyo Aroos Wacan U Diraya Dhamaan
Baahwaynta Mareegta Togaherer. Xaaji Cabdikariin Xuseen Yuusuf (Cabdi Waraabe), Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaddir Saxafi Cabdiraxiim Ismaaciil Cabdillaahi (Bidaar), Cabdishakuur Maxamed Ismaaciil (Bidhaan), Guddoomiye Jaamac Ismaaciil Cige (Jaamac Shabeel), Aqoonyahan Maxamed Baaruud Cali, Dr.Fu'aad Cabdisalaan Xasan, Xaaji Xuseen Cumar Gidhigidhi Boqor Raabbi Yuusuf Cabdillaahi, Xaaji Maxamed Jees Aadan Dr Xuseen Muxumed Maxamed (Xoog), Cabdikariin Maxamed-Iid Khadar Maxamuud Jaamc (Khadar Beyle) Cabdikariin Axmed Mooge Eng Cabdirashiid Diiriye Faarax Farxaan Yuusuf Jaamac, Xaaji Maxamed Ismaaciil Cabdi (Bidhaan) XildhibaanCabdiraxmaan Cismaan Caalin (Cabdiraxmaan-Dheere) Mujaahid Xasan Guure Jaamac Maxamed Cabdi Xaashi Siciid Maxamuud Gahayr Dhammaan dadkaasi waxa ay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Meherka Xuseen Maxamed Jees Aadan iyo Marwo Safiya Xuseen Cumar Gidhigidhi Oo 01/Nofember/2014 ka dhacay Hutel Ambassador ee Magaalada Hargeysa. Waxay leeyihiin noqda reerkii lagu nasto ee lagu negaado. Gacal iyo sokeeyaba guurkiina lagu farax. Baarakalaahu laka wabaaraka calayka, wajamaca baynakumaaa bil khayr aw fil khayr Aamiin, aamiin. Leave a comment |
|
Hambalyo Aroos Wacan: Xuseen Maxamed Jees iyo Safiya Xuseen Cumar
Hambalyo Aroos Wacan: Xuseen Maxamed Jees iyo Safiya Xuseen Cumar