Hargeisa(xogreebnews.com_Madaxwayne Siilaanyo Oo Beesha Habar Jeclo Dhulka Ula Dhacay Dadkii Aan Waligood Soo Haybsan Jirin Iyo 4Go'aan Oo Hore Looga Gaadhay Baliga
Hargeisa(xogreebnews.com_Madaxwayne Siilaanyo Oo Beesha Habar Jeclo Dhulka Ula Dhacay Dadkii Aan Waligood Soo Haybsan Jirin Iyo 4Go'aan Oo Hore Looga Gaadhay Baliga Diiriye Ayuu Buriyay Kuna Tilmaamay Waxaba Kama Jiraan Iyo Go'aanka Bessha Reer Biniin Ka Qaadatay Dulmiga Cad Ee Uu Ku Sameeyay.Dhawaan ayay ahayd markii deeganka baliga diiriye guuleed lagu murmay waxaana ku muaran sanaa beesha reer biniin ee gaashan buurta Axmed faarax ka midka ah G,A,F.Dhulka lagu muransan yahay ayaa waxaa Go'aamo hore Uga gaadhay badhasabadii horeEe gobolka togdheer ee kala ahaa Xamarji , cabdoo Axmed aayir ,Yassin Iyo gudi wasiiro ah oo dhawaan Tagay meesha kana soo saaray go'aan cad.Halkaa markay maraysay ayaa beesha Cabdalle Arab warbaahinta u adeegsatay oo sheegtay in ay diidan yihiin Go'aankiii wasiirada xukumada siilaanyo oo si cad Usoo Booqday meesha kana soo saaray natiijo Iyo go'aan dhexdhexaad ah.Beesha Cabdalle Arab ayaa weerar ku qaaday ciidnaka ilaalinaaayay nabad galyada waxayna dhaawaceen 3 Askari kadibna aan waxba laga qaban cidina waxba ka soo qaadin oo ah yaaceen.Siilanayo ayaa Odayaal ugu yeedhay Hargeysa ka soo jeeda beesha Cabdalle Arab waxaanu u sheegay Inuu beesha Gashaan buurta Axmed faarax (g.a.f) ku ridi doono go'aan kale isagoo Isla xiligaa u yeedhay Xubno Odayaal ah oo kamida Golaha guurtida somaliland waxayna shalay soo sareen go'aan aan shaqyn doonin oo dhinac ka raran kaas oo beesha reer biniin ee ,G,A,f, lagu duudsiyay waxii ay xaqa u lahaayeen ila xalayna shir jaraa'id Burco ku qabtay ay ku qaadaceen Go'aanka Siilanayo Hargeysa ka soo Dhiibay ee aan ahay xaqa Iyo Dhexdheexdinta Lakiiin u muuqda mid ka dhex dhalin kara Colaad aan dhamaan labada beelood ee ku Muransan baliga diiriye Guuleed oo ku yaala waqooyiga magaalada Burco".Hadana waxaa loo baahan yahay in caqligii shaqeeyo oo beesha Habar jeclo laga daayo dhibaatada ay xukumada Siilanayo ku hayso loona baahan yahay in gudi Iyo ragii raga ahaa arimahan oo kale ka hadlaan kuna gacan saydhaan madaxwyane Siilanayo oo dhulka la dhacay beesha Habar jeclo 4 Sano oo uu madaxwyane ahaa.Hadii aan go'aan kan laga noqon waxii dhibaato ah ee ka yimaada waxaa Iska leh Madaxwyne siilaanyo Iyo raga uu soo diray ee go'aan ka Uga soo Dhiibay Hargeysa.Beesha reer biniin marna ma aqbali doonto Go'aanka dhinaca ka raran ee shalay lagu riday dhulkooda waxaana ay ka xigaan Inay difaacdaann".Burco:Jahmuuriyda somalilandGudiga beesha G.A.F.
War Saxafadeed: Madaxwayne Siilaanyo Oo Beesha Habar Jeclo Dhulka Ula Dhacay Dadkii Aan Waligood Soo Haybsan Jirin Iyo 4Go'aan Oo Hore Looga Gaadhay Baliga Diiriye Ayuu Buriyay Kuna Tilmaamay Waxaba Kama Jiraan Iyo Go'aanka Bessha Reer Biniin Ka Qaadatay Dulmiga Cad Ee Uu Ku Sameeyay.–
Hargeisa(xogreebnews.com_Madaxwayne Siilaanyo Oo Beesha Habar Jeclo Dhulka Ula Dhacay Dadkii Aan Waligood Soo Haybsan Jirin Iyo 4Go'aan Oo Hore Looga Gaadhay Baliga