Ciidamada Qalabka Sida Oo La Wareegay Degmada Jala-laqsi Ee Gobolka Hiiraan

0
Wednesday September 03, 2014 - 17:05:21 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 920
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamada Qalabka Sida Oo La Wareegay Degmada Jala-laqsi Ee Gobolka Hiiraan

    Muqdisho(xogreebnews.com--Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya iyo kuwa AMIOM ayaa maanta si buuxdo ula wareegay gacan ku haynta degmada Jala-laqsi ee gobolka Hiiraan,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muqdisho(xogreebnews.com--Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya iyo kuwa AMIOM ayaa maanta si buuxdo ula wareegay gacan ku haynta degmada Jala-laqsi ee gobolka Hiiraan,
Muqdisho(xogreebnews.com--Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya iyo kuwa AMIOM ayaa maanta si buuxdo ula wareegay gacan ku haynta degmada Jala-laqsi ee gobolka Hiiraan, halkaasi oo ay ka ceyriyeen argagixisada Al-Shabaab.
Degmada Jala-laqsi ayaa maleeshiyaadka Al-Shabaab waxa ay ku dhibaateyn jireen shacabka halkaasi ku nool, waxaana maanta si rasmi ah gacanta ugu dhigay ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya iyo kuwa AMISOM oo isgarabsanaya.
Howglalka lagula wareegay gacan ku haynta degmada Jala-laqsi ayaa qeyb ka ah qorshaha dowladda ugu talagashay inay ku hanato guud ahaan gobolka, si dalka oo dhan looga cirib tiro maleeshiyaadka xagjirka ah ee Al-Shabaab.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured