madaxweynaha Dawlad Deegaanka Soomaalida Ee Ethiopia Ayaa Qarka U saaran inuu shaqadda Waayo Sababo badan Aw-Geed.

0
Monday September 01, 2014 - 19:48:31 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1105
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    madaxweynaha Dawlad Deegaanka Soomaalida Ee Ethiopia Ayaa Qarka U saaran inuu shaqadda Waayo Sababo badan Aw-Geed.

    Jig-jiga(xogreebnews.com-Wararka shabakadda warar ee xogreebnews.com- kasoo gaaraya Magaaladda Jigjiga ee xarunta Dowlad deegaanka Soomaalida Ethiopia ayaa sheegaya in khilaaafkii siyaasadeed

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jig-jiga(xogreebnews.com-Wararka shabakadda warar ee xogreebnews.com- kasoo gaaraya Magaaladda Jigjiga ee xarunta Dowlad deegaanka Soomaalida Ethiopia ayaa sheegaya in khilaaafkii siyaasadeed
Jig-jiga(xogreebnews.com-Wararka shabakadda warar ee xogreebnews.com- kasoo gaaraya Magaaladda Jigjiga ee xarunta Dowlad deegaanka Soomaalida Ethiopia ayaa sheegaya in khilaaafkii siyaasadeed ee soo kala dhex galay madaxda maamulka Soomaalida Itoobiya ayaa waxa laga yaaba in maal maha soo socda uu sababo xil ka dhagis lagu sameeyo Madaxweyne Cabdi Muxumad Iley.
Khilaafkan ayaa kolkuu mudo socday waxa soo faro gelisay dawlada dhexe dalka Itoobiya oo la sheegayo in ay laheyd soo jeedinta xil ka xayuubinta Madaxweyne Iley ka dib markii Cabdi Muxumad Iley loga maara wayay faragalin aysan la ogeyn Dowlada dhexe oo uu ku sameyay wadanka Somalia gaar ahaan Jubbaland. Wararka la isla dhex marayo caasimada dawlad degaanka Soomaalida ee Jig Jiga ayaa tibaaxaya in maalmaha soo socda ay suurtogal tahay in Madaxweyne Cabdi Iley xilka laga xayuubiyo. Xilka xayuubinta ayaa lagu wadaa in ay dhacdo kulan uu yeelan doono xisbul xaakumka dawlad degaanka Soomaalida. Madaxweyne Cabdi Iley ayaa ahaa madaxweynihii ugu awoodaha badnaa ee degaanka Soomaalida Itoobiya Soo mara waxaana arinkaa loo aaneynayaa xiriir dhaw oo uu la lahaa dawlada dhexe ee uu hogaamin jiray Meles Zanawi.
Dawlada dhexe ee Itoobiya ayaa la dhacday sidii uu Madaxweyne Iley uga hawlgalay kala fur furkii jebhadii ONLF ee mudada dheer dagaalka kula jirtay Dowlada dhexe ee Itobiya iyo Dowlad deeganka Somalida.
xogreebnews.com--office Ji-jiga



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured