![]() Bayaan Cambaarayna oo Qurbe-Jooga Beesha Cumar Jibriil Ee H/jeclo Dusha uga Tuurayso xukumada siilaanyo oo Saabsan Xadhiga Muwaadin Jaamac Cilmi jiir oo Xaqdaro ugu xidhan Qoyska Madaxtooyada iyo wasiiro gaar ah
Hargeisa(xogreebnews.com-Anaga oo ah qurbe jooga beesha Cumar Jibriil ee Hjeco Waxanu Aad uga xunahay Xadhiga iyo Tacdiga Dulmiga Ee uu Xabsiga Ugu Jiro Muwaadin Jamac cilmi Hargeisa(xogreebnews.com-Anaga oo ah qurbe jooga beesha Cumar Jibriil ee Hjeco Waxanu Aad uga xunahay Xadhiga iyo Tacdiga Dulmiga Ee uu Xabsiga Ugu Jiro Muwaadin Jamac cilmi jiir oo mudo labo sano ku dhaw u xidhan fikirkiisa shiqsiyadeed oo uu Warbaahinta Kusoo Bandhigay Islamarkaana Dhibsadeen Qoyska Madaxtooyada iyo Xubno La Qudhaabta Muwaadin Jamac Xabsiga loogu taxaabay Lana horgeeyey Garsoore Xukun Qarqoosh Gacanta Ku haya Go,aan Madaxtooyada Laga Soo Qoray Islamarkaana Ku Xukumay Go,aankii loo,soodhiibay oo ahaa Afar sano xadhiga oo ayka Muuqatay Cadaawad Qoto Dheer ILaa iyo Hadana uu Muwaadin Jaamac Xabsiga Mandheera ugu Xidhanyahay Xoriyadiisiina uga Maqantahay.Sidaas Darteed markii aanu Arag Qaladka Arxandarada ah ee lagu sameeyey muwaadin jaamac cilmi jiir.Waxay Qurbe jooga Beesha Cumar Jibriil ee Hjeclo Talo iyo shirar isdaba joog ah kadib Waxay Cambaarayn Dusha Uga Tuuraysaa Xadhiga Arxandarada ah Ee u Xidhanyahay Muwaadin Jaamac Cilmi Jiir Waxayna Qurbe jooga Beeshu Ugu Baaqaysaa In uu Mweyne Siilaanyo Inuu si Bilaa Shuruud ah Xoriyadiisa ugu Muwaadinka Xaqdarada ku xidhan Waana in Magdhaw lagasiiyo xadhiga labada sano xaqdarada ugu xidhnaa Hadii loo siidayn waayo muwaadin jaamac cilmi jiir xoriyadiisa wixii ka yamaada waxaa masuuliyadeeda Tuurta u Ridan doona Mweynaha iyo Kooxdiisa Ku xeeran waxaana Beeshu Diyaar u Tahay Ka Falcelinta Xadhiga jaamac cilmi jiir hadii lasii dayn waayo
.Waxaa kale oo Beesha Cumar Jibriil ee Hjeclo Mar Kale Cambaaraynaysaa Qaab,Dhismeed iyo Saami Qaybinta Beelaha Hjeclo Ee,uu Ku Mweyne Xukuumadiisa Taas oo Aanay Ummada reer somaliland kuba Baraarugsanayn In Mweyne siilaanyo Hjeclo Dhexdeeda Kasameeyey GREEN LINE iyo Eex cad iyo Qabyaalad iyo Qaybin Markii Mweyne Siilaanyo Xilalkii Beesha Hjeclo saami uga Heshay xukuumada Uu ku safay Hal Raas oo ah raaskiisa Tusaale Bal Muwaadinka Somalilander ka ahow Nala Eeg sida Mweyne Siilaanyo Reerkiisa Xialal ugu Taxay 1 Wasiirka Madaxtooyada xirsi cali x xasan Hjeclo Maxamed abokor Raaska Siilaanyo 2 wasiirka Macdanta iyo Tamarta xuseen cabdi ducaale Hjeclo Maxamed abokor Raaska Siilaanyo 3 wasiirka Duulista Maxamuud Xaashi Cabdi Hjeclo Muuse Abokor Raaska Siilaanyo 4 wasiirka Ciyaaraha iyo Dalxiiska Cali Siciid Raygal Hjeclo Muuse Abokor Raaska siilaanyo 5 wasiiru dawlaha waxbarsha ina Maxamuud Faahiye Hjeclo muuse Abokor Raaska Siilaanyo 6 Maareeye kuxigeenka Dekeda Berbera ina Abokor Shaadh yare Hjeclo Maxamed abokor Raaska Siilaanyo. 7 Badhasaabka Gobolka Awdal Cabdo Axmed Ayar Hjeclo Maxamed Abokor Raaska siilaanyo 8 Badhasaabka Gobolka Hawd Ibraahin x xasan cali Hjeclo Muuse Abokor Raaka Siilaanyo 9 Maareeeyaha Madbacada Qaranka Cllahi Maxamed Jaamac Caray Hjeclo Muuse Abokor Raaska Siilaanyo. 10 Kuxigeenka Xeer ilaaliyaha Guud ee qaranka Ibraahim Salaad seed Hjeclo Muuse Abokor Raaska Siilaanyo 11 Xoghayaha Maaliyada Hayada Ka hortaga AIDIS Ckariim Axmed xinif Hjeclo Maxamed Abokor Raaska Siilaanyo .12 Maareeye Kuxigeenka Haamaha Shidaalka Hjeclo Muuse Abokor Raaska Siilaanyo 13 Gkuxigeenka Kommishanka Doorashooyinka qaranka Cali Kubado Hjeclo Muuse Abokor Raaska Siilaanyo. waxaa intaas sii dheer Gudoomiyaha Gollaha Guurtida Saleban Gaal oo Ninka Sadexaad Awooda Dalka waa Hjeclo Maxamed Abokor Raaska Siilaanyo. Muwaadin halkan Kuma soo koobi karo Xilalka uu sida eexda iyo ula kac ah ugu Taxay Mweyne siilaanyo Beeshiisa. Hadaba Maxay Tahay Cadaalada iyo sinaan Wax ugu qaybinta Ay ummada kale reer somaliland ka filan karaan Mweyne Sidaas reerkiisa Ugu Xaabiyey Awoodii Dalka keligood Xitaa Hjeclodii kale Ka Dhaariyey Samigii Ay Dalka ku Lahaayeen sidaas darteed Qurbe jooga beesha cumar jibriil ee Hjeclo ay Aragtay Cadaalada Mweyne Siilaanyo waxay ku Baqayaan in Beeshu Isugu Timaado Shirweyne Beeshu Ayaheeda Kaga Tashato oo Dalkii Lagu Qabto insha allah Waana inay Cuqaasha Beesha iyo Suldaanka Beeshu Sida Ugu Dhaqsaa Badan u soo Magacaabaan Guddigii Qaban,Qaabada Shirweynaha Beesha Qaban Lahayd. Waxaa Kale Qurbe jooga Beesha cumar jibriil Hjeclo Kooxa Sheegta Company Shidaalka In Aanay Iman karin waxna Qodi Karin Wax Ka Baadhi karin Aanay ilaa Iyo wax Beeshu Ogolaato Mooyaani Hadii Isku Dayaan in kooxahaasi inay ku kacaan yimaadaan degaanka iyaga oo aan beeshu la socon Wixii ka yimaada iyaga ayaa dusha u Ridan doona Dhamaan qaybaha kala duwan ee beesha Qaas ahaan Dhalinyarada in IL gaar ah u Yeeshaan Kooxan Ku Qudhaabta Shidaal Soo saarida Dadka gaar ka ahi ku shaqaystaan.Waxaa Kale oo Qurbe Jooga Beesha Cumar Jibriil Hjeclo Soo Dhawaynaysaa Shir weynaha Beelaha Bahabar Magaadle Ee Qaban Qaabadiisu Ka socoto Dalkii Hooyo Waxay u Arkaaan Dabayal Horseed u Isbedel Caafimaad Qaba oo Ku yimaada Hogaanka dalka oo la. Ambadeen Kuwii Loo Igmaday Waxay Qurbe Jooga Beesha Cumar Jibriil Shirkaas Rajaynayaan Guul iyo inay Ka soo Baxaan Go,aamo Wax Ku ool ah Waxaana Qurbe JOOGA Beesha Cumar Hjeclo Shirkaas U Dirayaan Wafti Shirkaas Ugu Tagta Salaan Talooyin Badan Ugudbisa.Waxaa kale Qurbe Joog Beesha Cumar Jibriil Hjeclo Aad Ugu Mahad Maqaysaa Xisbiga Mucaaradka ah Ee Ucid oo Markasta ka Hadla Muwaadinka Xaqdarada Ugu Qoyska Madaxtooyada Iyo Kooxda La Qudhaabata waxaanuna Leenahay Xisbiga Ucid Wuu Ka Heli Doonaa Beesha Cumar Jibriil Hjeclo. Waxaa kale oo Qurbe Jooga Beesha Cumar Hjeclo In Xisbiga Mucaaradka ah Ee Wadani Uu Ka Qayb Qaato Haganka Loogu In LA Siidaayo Muwaadin Jaamac Cilmi Jiir oo Aad ka Warqabtaan inuu Xaqdaro Ugu Xidhanyahay Xabsiga Mandheera waana Arin Cid kasta oo Ka qaybqaadata ay Abaalkeeda Ka Heli doonta Beesha Cumar Jibriil ee Hjeclo. Waxay Qurbe jooga Beesha Cumar jibriil Cambaaraynayaan Xadhiga Xukuumada Siilaanyo Kula Kacday Xurumaha Wargeysyada Haatuf iyo Hubaal Waxay Qurbe Jooga Beeshu Ku Baaqyaan in wargeysyadaas xayiyaarada laga laga lana dhawro xoriyada saxaafada iyo xoriyatul qawlka.Guntii iyo Gebo gebadii Waxay Qurbe Jooga Beesha Cumar jibriil Ee HjECLO diyaar u yihiin Nidaam kasta oo Nabadgelyo Ku Dhisan oo Lagu Bedelayo Xukuumada uu Mweynaha Ka yahay Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo Waxayna Gacmo Furan Ku Soo Dhawaynaysaa Cid kasta xisbi kasta koox kasta Group kasta Qabiil kasta ku Hawlan Bedelka Xukuumada Siilaanyo Well Come To OPEN HANDS Alla Mahadleh Magcayada Qorayaasha Qurbe JOOGA Beesha Cumar Jibriil Hjeclo Yaasiin Cismaan Jaamac Maxamed Dirir Axmed ISMAACIIL ADAN YUUSUF CABDI CAWIL FAARAX MUUSE X DAAHIR CABDI CABDI CAWIL WARSAME CQAADIR SALAAD JAAMAC CQANI ISMAACIIL MAXAMED FOODCADDE CALI SICIID SALEEBAAN MALOW MUSTAFE IBRAHIM DIIRIYE CRASHIID AXMED CAWED SHAAKIR AXMED CAWED MAXAMED MAXAMUUD AXMED CRAXMAAN MAXAMED CAWIL CLLAHI MAXAMED MAXAMUUD KHADAR CAWIL YUUSUF FAYSAL MAXAMED CALI SALEEBAAN MAXAMED MAXAMUUD CQAADIR ABOKOR AXMED CRISAAQ ISMAACIIL CALI CALI CLLAHI JAAMAC KHADAR CISMAAN JAAMAC SACAD CISMAAN JAAMAC CRAXMAAN OOGLE DUCAALE CRAXMAAN ISMAACIIL CABDI GOODIRAALE CABDI CLLAHI MAXAMED SAHAL NUUR SALAAD AXMED MAXAMED CALI BURCO MAXAMUUD CALI WALAALE DEEQ AXMED BILE MAXAMED JAAMAC MUBAARIK BILE MAXAMED MAXAMUUD CABDI JAAMAC MAXAMED CABDI JAAMAC SUHUUR QAASIM IBRAAHIM WABILAAHI TOWFIIQ.AFHAYEENKA QURBE JOOGA BEESHA CUMAR JIBRIIL BAYAANKAN SOO SAARAY YAASIIN CISMAAN JAAMAC SHILIN Leave a comment |
|
Bayaan Cambaarayna oo Qurbe-Jooga Beesha Cumar Jibriil Ee H/jeclo Dusha uga Tuurayso xukumada siilaanyo oo Saabsan Xadhiga Muwaadin Jaamac Cilmi jiir oo Xaqdaro ugu xidhan Qoyska Madaxtooyada iyo wasiiro gaar ah
Hargeisa(xogreebnews.com-Anaga oo ah qurbe jooga beesha Cumar Jibriil ee Hjeco Waxanu Aad uga xunahay Xadhiga iyo Tacdiga Dulmiga Ee uu Xabsiga Ugu Jiro Muwaadin Jamac cilmi