Fah Faahin Weraarkii Madaxtooyada Caawa iyo qaabkii lo Weraaray iyo Rasaasta oo laga dhex Maqlayo Madaxtooyada

0
Tuesday July 08, 2014 - 20:47:43 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 952
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Fah Faahin Weraarkii Madaxtooyada Caawa iyo qaabkii lo Weraaray iyo Rasaasta oo laga dhex Maqlayo Madaxtooyada

    Muqdisho(xogreebnews.com-Waxaa Halmar Ciidamo Katirsan Kooxda Al-Shabaab Ay Weraar xoogan ku qadeen Xarunta Madaxtooyadda ee Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muqdisho(xogreebnews.com-Waxaa Halmar Ciidamo Katirsan Kooxda Al-Shabaab Ay Weraar xoogan ku qadeen Xarunta Madaxtooyadda ee Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Muqdisho(xogreebnews.com-Waxaa Halmar Ciidamo Katirsan Kooxda Al-Shabaab Ay Weraar xoogan ku qadeen Xarunta Madaxtooyadda ee Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda soomaliya,iyagoo Xirnaa Diirayska Ciidamadda Dowladda.Kooxdan oo an Tiro ahaan La Xaqiijin ayaa waxa ay Gaari Waxyaabaha qarxa kabuuxa ku Rideen Albaabdak Dambe ee Madaxtooyadda Halkaas oo Rag shabaab ah oo is Qarxiyeey ay Galeen,halka kuwa kalana Ay Rasaas ku Fureen Ciidamadii ku sugnaa Madaxtooyadda.Kooxaha Al-Shabaab Katirsan ee Gudaha u galay Xarunta Madaxtooyadda Waxaa u suurta Gashay inay la Wareegan Xafiiska Ra”iisul Wasaaraha somaliya Cabdweli iyo Xafiiska Wasiirka Maaliyadda,balse Masuuliyintaas Goobta Kuma sugnayn ,balse wararka ay helayso Kismaayo24.com ayaa shegaya inay ku sugnayaan wasiiro Dowladda somaliya Katirsan.Madaxweynaha iyo Ra”iisul wasaaraha soomaliya ayaa iyagu ahaa kuwa Madaxtooyada Kamaqan Markii u weraarka dhacayeey Waxaana ku sugnaa Ciidamadda Ilaalada Madaxtooyada somaliya.Wararka Hadda soo Kismaayo24.com ayaa sheegaya in Ciidamadii goobta galay ay Wali Dagalamayaan isla markaasna Xafiisyadda Ra”iisul Wasaaraha iyo Wasiirka Maaliyadda ay dhufays kadhigteen ilaa hadda Rasaasta ayaa socota Waxaana Lasoo dhiibay Madaxtooyadda Ciidamo Badan kuwaas oo la doonayo inay meesha ka saaran Ciidamadda Shabaab ee Goobta Galay.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured