MADAXWEYNE SIILAANYO OO BISHA BARAKEYSAN EE RAMADAAN AW-GEED SHACABKA HAMBALYO U DIRAY

0
Saturday June 28, 2014 - 20:42:46 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1023
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    MADAXWEYNE SIILAANYO OO BISHA BARAKEYSAN EE RAMADAAN AW-GEED SHACABKA HAMBALYO U DIRAY

    Hargeisa(xogreebnews.com-HAMBALYADA BISHA BARAKAYSAN EE RAMADAAN.Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com-HAMBALYADA BISHA BARAKAYSAN EE RAMADAAN.Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo Hargeisa(xogreebnews.com-HAMBALYADA BISHA BARAKAYSAN EE RAMADAAN.Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu Dhambaal Hambalyo ah u dirayaa Shacbiga Somaliland Meelkastoy Joogaan Dalka Guddihiisa & Dibediisaba, Bisha Barakaysan ee Ramadaan Awgeed, waxaanu ugu Bushaaraynaa Bisha Barakaysan ee Ramadaan oo Kowsatay caawa oo ay taariikhda Miilaadiga ahi tahay 28/06/2014, halka ay taariikhda Hijiriyada Islaamkuna ka tahay 01/09/1435,Madaxweynuhu waxa uu ILLAAHAY uga Baryayaa inuu Sannadka Sanadkiisa Bash-Bash & Barwaaqo ku gaadhsiiyo bishan bisheeda ummadda Islaamka dhamaantood. Isaga oo dhambaalkan mid la mid ahna u Dirayaa Madaxweynuhu Shucuubta islaamka ee Caalamka ku nool guud ahaanba.Sidoo kale waxa uu Bisha Barakaysan ee Ramadaan Awgeed ILLAAHAY uga barayayaa Bukaan jiifka ay ramadaan ugu soo gashay iyaga oo aanu caafimaad koodu taam ahayn, awoodna aan u lahayn soonka ALLE inagu waajibiyey, in uu ka dulqaado xanuunka, intii dhimatay ee aan nasiibka u yeelan in ay innala qaatan farxadan qaaliga ah ee Bisha Ramadaana waxa uu Illaahay uga baryay danbi dhaaf iyo inuu janatu fardawsa ka waraabiyo.

ALLAA MAHAD LEH
Axmed Saleebaan Maxamed (Dhuxul)
Af-hayeenka Madaxtooyada JSL.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured