![]() WAR DEG DEG AH:WAFTI BALLAADHAN OO U HOGGAAMINAAYO WASIIRKA MADAXTOOYADDA SOMALILAND OO GAADHAY QAL-CADDA TAARIIKHIGA AH TALEEX,KULAMANA LA YEELANAAYA WAX-GARADKA DEEGAANKA IYO AQOON-YAHANKA BEESHA HALKAAS.
Taleex(xogreebnews.com-wafti aad u balaadhan oo kasoo jeeda somaliland oo u hoggaaminaayo,wasiirka madaxtooyadda somaliland.
Taleex(xogreebnews.com-wafti aad u balaadhan oo kasoo jeeda somaliland oo u hoggaaminaayo,wasiirka madaxtooyadda somaliland.
waxaanay kullaanno gooni-gooni ah la yeesheen wax-garad kasoo jeeda deegaankaas waxaana la sheegay inay wadaan googol xaadh la doonaayo in u madaxweyne siilaanyo ku taggo halkaas. dhowaan ayeey ahayd markii ciidamadda somaliland ay si nabad gelyo ah ula wareegeen dhamaan xududka ku meer-san deg-mada taleex. waftigan ayaa wasiir xirsi waxaa ku weheeliya wasiiro u ka mid yahay wasiirku xigeenka wasaraada warfaafinta somaliland iyo masuuliyiinka mid ah gollaha wasiiradda dalka wixii kasoo kordhaa kala soco xogreebnews.com noogusoo dir fariimaha info@xogreebnews.com Leave a comment |
|
WAR DEG DEG AH:WAFTI BALLAADHAN OO U HOGGAAMINAAYO WASIIRKA MADAXTOOYADDA SOMALILAND OO GAADHAY QAL-CADDA TAARIIKHIGA AH TALEEX,KULAMANA LA YEELANAAYA WAX-GARADKA DEEGAANKA IYO AQOON-YAHANKA BEESHA HALKAAS.
Taleex(xogreebnews.com-wafti aad u balaadhan oo kasoo jeeda somaliland oo u hoggaaminaayo,wasiirka madaxtooyadda somaliland.