![]() WAR CULUS:CABDILAAHI ABOKOR OO LO DHAADHICIYEY XABSIGA BOORAMA,CIIDAMO MARAYKAN AH IYO KUWO KALE OO SI WEYN ULAA SOCDAA XAALADA WASIIRKU XIGEENKII HORE.
Hargeisa(xogreebnews.com-ilo wareedyo looga qaateen ah,ayaa shabakadda warar ee xogreebnews.com u cadeeyey,in wasiirku xigeenkii hore ee somaliland cabdilaahi abokor ciusmaan lo dhaadhiciyey xabsiga weyn,ee bagaalada boorama habeen hore.waxaanay wararku intaas ku Hargeisa(xogreebnews.com-ilo wareedyo looga qaateen ah,ayaa shabakadda warar ee xogreebnews.com u cadeeyey,in wasiirku xigeenkii hore ee somaliland cabdilaahi abokor ciusmaan lo dhaadhiciyey xabsiga weyn,ee bagaalada boorama habeen hore.waxaanay wararku intaas ku dareen si weyn ay ulaa socdaan xaalada wasiirku xigeenkii dhowaan xabsiga loogu taxaabay saakiil sar sare oo ka tirsan sir-doonka maraykan.kuwaaso ka war hayaa xaalada wasiirku xigeen cabdulaahi abokor cismaan.wararka kale ee naasoo gaadhaaya ayaa sheegaya in wasiirkan dhowaan sidaa foosha xun lo taxaabay,ay si weyn uga cadhoodeen dalalka la dagaalama ar-gaagixisada.kuwaaso ay ka mid tahay dawladda itooboya,jabuuti waxaanay ku siffeyen, inay suuro gal tahay inay wax ka jiraan hadalkii wasiirku xigeenka ee ahaa in ay taladii wadanka la wareegen,nin ku xidhan shabaabka is qarxiya.
waxaa kale oo xoggaha aannu helayno sheegayaan,inay wasiirku xigeenka maanta booqdeen saarkiil itoobiyaan ah.lama ogga ujeedada dhabta ah ee ka danbaysaa booqashadan saarakiishan iyo waxaa lagala doonay wasiirku xigeenkan magaalo madaxda boorama waxaanu ku gudo jirnaa xoggaha dheeraadka ah ee aanu ka helayno wasiirka sidaa foosha xun lo xabuusay. xogreebnews.com-office Hargeisa Tel:14144434 Leave a comment |
|
WAR CULUS:CABDILAAHI ABOKOR OO LO DHAADHICIYEY XABSIGA BOORAMA,CIIDAMO MARAYKAN AH IYO KUWO KALE OO SI WEYN ULAA SOCDAA XAALADA WASIIRKU XIGEENKII HORE.
Hargeisa(xogreebnews.com-ilo wareedyo looga qaateen ah,ayaa shabakadda warar ee xogreebnews.com u cadeeyey,in wasiirku xigeenkii hore ee somaliland cabdilaahi abokor ciusmaan lo dhaadhiciyey xabsiga weyn,ee bagaalada boorama habeen hore.waxaanay wara