Qarax Xalay Ka Dhacay Hotelka City Plaza Ee Magaalada Muqdisho.

0
Saturday May 31, 2014 - 10:01:39 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 895
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qarax Xalay Ka Dhacay Hotelka City Plaza Ee Magaalada Muqdisho.

    Hargeysa(Xogreebnews.)Ugu yaraan hal qof ayaa ku geeriyooday qarax ismiidaamin oo xalay ka dhacay magaalada Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(Xogreebnews.)Ugu yaraan hal qof ayaa ku geeriyooday qarax ismiidaamin oo xalay ka dhacay magaalada Muqdisho. Hargeysa(Xogreebnews.)Ugu yaraan hal qof ayaa ku geeriyooday qarax ismiidaamin oo xalay ka dhacay magaalada Muqdisho.

Qaraxa ayaa ka dhacay agagaarka hotelka City Plaza halkaas oo ay ku shirayeen masuuliyin ka tirsan Dowladda Federaalka uuna kamid yahay Taliyaha Nabadsugidda Jeneraal Bashiir Goobe.
Gaariga laga soo buuxiyey walxaha qarxa ayaa ku qarxay meel ku dhow hoteelka iyadoo la sheegay bartilmaameedka uu ahaa hotelkaas.
Ma jirto cid sheegatay masuuliyadda qaraxa, balse falalka noocaan kale ayaa lagu bartay al-Shabaab.
Amaanka magaalada Muqdisho ayaa todobaadkii lasoo dhaafay gaaray halkii ugu xumaa, waxaana la weeraray sabtidii lasoo dhaafay xarunta ay ku shiraan Baarlamaanka


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured