Wariye Ka Tirsanaa Idaacada Al-Shabaab Oo La Qabtay Oo Maanta Muqdisho Lagu Soo Bandhigay

0
Wednesday May 21, 2014 - 20:07:36 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 889
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wariye Ka Tirsanaa Idaacada Al-Shabaab Oo La Qabtay Oo Maanta Muqdisho Lagu Soo Bandhigay

    Muqdisho(xogreebnews.,com-Hay’ada Nabad Sugida Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta Magaalada Muqdisho kusoo bandhigtay nin la sheegay in uu katirsan yahay Al-Shabaab

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muqdisho(xogreebnews.,com-Hay’ada Nabad Sugida Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta Magaalada Muqdisho kusoo bandhigtay nin la sheegay in uu katirsan yahay Al-Shabaab Muqdisho(xogreebnews.,com-Hay’ada Nabad Sugida Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta Magaalada Muqdisho kusoo bandhigtay nin la sheegay in uu katirsan yahay Al-Shabaab kana shaqeyn jiray Idaacada Al-Andulus oo ku hadasha afka Al-Shabaab.Ninkan katirsan Al-Shabaab ayaa manta lagu soo bandhigay Magaalada Muqdisho , waxa uuna qirtay in uu katirsanaa Kooxda Al-Shabaab uuna kasoo shaqeeyay Idaacada Al-Andulus oo ah Warbaahinta ay adeegsadaan Al-Sahbaab.Maxamed Qaasim Axmed ah ninka Shabaab katirsan ee maanta lasoo bandhigay ayaa qirtay in uu kooxdaasi katirsanaa uuna ka qeyb qaatay Dilal iyo qaraxyo dhoor ah oo ka dhacay Magaalada Muqdisho kuwaa oo qaarkood lagu dilay Xildhibaano katirsan Dowlada Soomaaliya.Ninkan qirtay in uu katirsanyahay Xarakada Al-Shabaab ayaa sheegay in Nin kale oo isna Shabaab katirsanaa kana soo shaqeeyay Idaacada Andulus Ciidama Nabad Sugida la qabteen balse gaari iska tuuray sidaana ku dhintay , waxa uuna Magcaiisa ku sheegay Farxaan Macalin Maxamuud oo kasoo shaqeeyay Idaacado kuyaala Kismaayo.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured