WAR CULUS:Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Oo Safar Qarsoodiya Ku Tegay Magaalada Muqdsho+ Sir Culus–

0
Wednesday May 14, 2014 - 16:27:38 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1000
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    WAR CULUS:Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Oo Safar Qarsoodiya Ku Tegay Magaalada Muqdsho+ Sir Culus–

    Hargeysa(xogreebnews.com-Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada Somaliland Xirsi X. Cali Xasan, Ayaa La Sheegay Inuu Socdaal Qarsoodiya Ku Tagay Magaalada Muqdisho Ee Dalka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(xogreebnews.com-Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada Somaliland Xirsi X. Cali Xasan, Ayaa La Sheegay Inuu Socdaal Qarsoodiya Ku Tagay Magaalada Muqdisho Ee Dalka Hargeysa(xogreebnews.com-Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada Somaliland Xirsi X. Cali Xasan, Ayaa La Sheegay Inuu Socdaal Qarsoodiya Ku Tagay Magaalada Muqdisho Ee Dalka Soomaaliya,Halkaas Oo Lasheegay In Uuwasiirku Laba Habeen U Hawday Magaalada Muqdisho Oo Uu La Kulmay Madaxweyneha Somaliya Iyo Saraakiil Kale .Safarkaa Uu Wasiir Xirsi Ku Tegay Villa Somaliya Ayaa Dhabaha U Xaadhay Odaayaal Dhaqameedka Reer Muqdisho In Ay Yimaad Maagaalada Hargeysa
Dhanka Kalena Qaar Ka Mid Ah Madax Dhaqaameedyada Muqisho Kayimi Ee Hargeysa Ku Sugan Ayaa Cadeeyay In Uu Wasiirka Madax Tooyada Somaliland Xirsi X.Cali Xasan Uu Muqdhso Tegay Kulano La Qaatay Madaxweynaha Somaliya Iyo Saraakiil Kale .Taas Oo Ka Dhalatay In Madax Dhaqameedka La Soo Diro.Dhanka Kale Waxa Noo Xaqiijiyey Safarka Dhukusaada Ah Ee Uu Xirsi Ku Tegay Magalada Muqisho Saraakiish Madaarka Magaalada Hargeysa Oo Noo Sheegay In Diyaraada U Kicintay Magalada Muqdisho Uu Raacay Wasiir Xirsi Iyada Oo Anay Jirin Wax Saxmada Ah Oo La Socday Oo Aad Moodaysay In Uu Yahay Wasiirku Qof Shacab Ah Oo Kale .Arintaas Oo Ku Dhalisay Sarakisha Madaarka Cigaal Shaki Xoogan Balse Ka Dib Markii Uu Soo Laabtay Ayay Aqoon Sadeen In Uu Wasiirku Aaday Magaalada Muqdsho .Isku Soo Wada Duuboo Safarka Uu Wasiir Madaxtooyadu Ku Tagay Magaalada Muqdisho Oo ahaa Mid Qarsoodiya Ayaa Lafa Jab Ku Noqonaya Xukuumada Axmed Siilanyo uu Hogaamiyo .




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured